Wararkii ugu Danbeeyay Weerarkii Lagu Qaaday Caasimadda Kenya ee Nairobi

Ilaa iminka laba qof ayaa la xaqiijiyay in uu ku dhintay laba qarax oo waaweyn oo ka dhacay Magaaladda Nairobi ee xarunta Dalka Kenya,...

Dawladda Shiinaha oo Toogasho Xukuntay Muwaadin u Dashay Canada.

Dawladda shiinaha ayaa nin u dhashay dalka canada ku eedaysay inuu daroogo sharci-darro ah ka ganacsnayay, kadibna ku xukuntay dil toogasho ah. Kiiska ninkan ayaa...

Trump oo Qariyey Macluumaadka Kulan uu la yeeshay Madaxwaynaha Ruushka

Madaxweynaha dalka maraykanka, donald trump ayaa qariyay macluumaadka kulan uu sanadkii hore la yeeshay madaxweynaha dalka ruushka Vladimir putin, sida uu ku waramay wargayska...

Hadii Baarlamaanka UK Ansixin Waayo Heshiiska Theresa May Maxaa Xigi Doona?

Ra’iisal Wasaaraha dalka ingiriiska Theresa may ayaa baarlamaanka dalkeeda uga digtay in ay iska hortaagaan heshiiska ay ku damacsantahay in dalka ingiriisku kaga baxo...

Sababta ay Booliska Somaliland Xabsiga u Dhigeen Abwaan Cabdiramaan Abees.

Ciidamadda Booliska Somaliland ayaa Xabsiga u Taxaabay Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo ka mid ah hal abuurka dhallinyarada Somaliland Ka dib markii uu xalay magaaladda...

Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada paris ee dalka faransiiska.

ilaa 20 qof ayaa ku dhaawacmay qarax wayn oo ka dhacay badhtamaha magaalada paris ee dalka faransiiska. Qaraxa ayaa ka dhacay gudaha moofo ku taala...

Wararkii Ugu akhriska badnaa