18.3 C
Hargeisa
Thursday, November 6, 2025
Saab TvWararka

Wararka

spot_imgspot_img

Ajandaha Golaha Guurtida iyo qodobada xaasaasi ah ee ku jira

Ajandaha kal-fadhiga 83aad ee Golaha Guurtida Somaliland oo ka kooban 12 qodob, ayaa waxa ku jira qodobo muhiim ah oo ay ka mid yihiin...

Madaxweynaha Somaliland oo ka Qaybgalay 30-Guurada Kasoo Wareegtay Aas-Aaskii Ciidanka Booliska.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasibad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo sannad-guurada 30-aad ee kasoo wareegtay Aas-aaskii ciidanka Booliska Somaliland...

Somaliland oo maanta Xukun Dil ah ku Fulisay Shan Nin oo lagu helay dambiyo ah inay hore dilal uga gaysteen gudaha dalka

Dawladda Somaliland ayaa subaxnimadii hore ee maanta xukun dil ah ku fulisay shan nin oo lagu helay inay hore dilal uga gaysteen magaalooyinka Hargeysa,...

Somaliland oo ka Digtay in Ciidamada Midawga Afrika ee Soomaaliya awood loo siiyo inay iman Karaan dhulka Somaliland

Dawladda Somaliland ayaa sheegtay in aanay aqbali doonin, isla markaana aanay sinaba u suurtogeli karin hindise iyo qaraar kasta oo ka soo baxa Golaha...

Khasaaraha Ciidamada Israa’iil ka soo gaadhay dagaalka ay ku Qaadeen Qaza

Ciidamada Israa’iil ayaa khasaare xoogan kala kulmay dagaalka culus ee 24-kii saacadood ee ugu dambeeyey ka socday gudaha Marinka Qaza, iyadoo Israa’iil ay sheegayso...

Maxay ujeedada kormeerkii Shaqo ee uu Madaxweynaha Somaliland Maanta  Ku Tegay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka hormeer shaqo ku tegay xarunta wasaaradda warfaafinta dhaqanka  iyo wacyigelinta, waxana halkaas kusoo dhaweeyey madaxda...

Dawladda Somaliland oo ka Digtay Khasaaraha ka Dhalan Kara Roobab Waaweyn oo la Saadaalinayo inay ka Da’aan Gobolada Dalka

Wasaaradda horumarinta Beeraha Somaliland ayaa maanta soo saartay saadaal ay ku sheegayso in bishan aynu ku jirno ee October 24-ka ilaa 31-ka ay qaar...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img