Roobab waawayn oo kusoo fool leh Soomaaliya

Saadaasha cimilada ayaa mar kale tilmaamaysa robab xoogan oo kusoo wajahan qaybo ka mid ah dalka Soomaaliya. Dawladda Feederaalka Soomaaliya ayaa ka digtay fatahaado hor...

Wararkii ugu dambeeyay weerarkii Gaalkacyo dhanka Puntland

Warar uu Saab TV helay ayaa faahfaahin ka bixiyay weerarkii xalay lagu qaaday saldhigga bartamaha magaalada Gaalkacayo dhanka ay Puntland. Weerarkan, ayay wararku sheeayaan in...

Maraykanka oo dilay Jeneraal reer Iran ah

Jeneraal Qaasim Sulaymaani oo ahaa nin si wayn looga yaqaano waddanka Iran, isla markaana laf-dhabar u ahaa ciidanka ilaalada kacaanka ee waddanka ayaa la...

AlShabab oo mar kale gudaha Kenya weerartay

Kooxda alShabab ayaa mar kale muddo laba todobaad ah weerar ku qaaday gudaha waddanka Kenya, iyadoo beegsatay aagag kala duwan. Deegaanka Kamuthe oo hoos taga...

Murashaxiinta madaxtinimada Galmudug oo khudbadaha jeedinaya

Mgaalada aDhuusamareeb waxa maanta khudbado ka jeedin doona qaar ka mid ah murashaxiinta u taagan jadaga madxtinimada ee maamulka cusub ee Galmudug, xili ay...

Somaliland oo ka hadashay badhasaab la sheegay in uu diinta caayay

Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadashay arinta muranka badani ka dhashay ee gudoomiyaha gobolka Awdal oo lagu eedeeyay in uu diinta Islaamka...

Maraykanka oo dalbanaya in loo soo gacan-geliyo Julian Assange oo ahaa aasaasihii iyo tafaftirihii...

Maraykanka ayaa ka dalbaday UK inay usoo dhiibto Julian Assange oo ahaa ninkii sameeyay tafaftirane ka ahaa website-kii faafiyay siraha badan, sirahaas, oo uu...

Danjire is-casiley kadib isku-buuq lasoo darsay

Danjirihii xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsanaa waddanka Libya ayaa is-casiley, kadib muddo saddex sanno ah oo uu nabad-dhalin ka waday gudaha Libya. Qassan...

Uhuru oo wefdi culus u diray Soomaaliya

Uhuru Kenyatta wuxuu wefdi culus u diray dalka Soomaaliya, si labada waddan ay uga wada fadhiistaan shaqaaqooyinka ka jiray xadka ay wadaagaan. Wefdi uu hogaaminayo...

Isu-socodka dunida oo badi hakad galaya kadib Covid-19

Wadamada qaaradda Yurub ayaa qoshaynaya in ay si buuxda u xidhaan dhammaan xuduudaha lagasoo galo qaaradda, kadib caabuqa Covid-19 oo dunidu ay u maaro...

Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo joojisay qaadashada casharrada sannad-dugsiyeedka 2019-2020

Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya, ayaa ku dhawaaqday in si rasmi ah loo joojiyay qaadashada casharadii dugsiyada sanad dugsiyeedka 2019-2020 kaas oo ay warbaahinta dawladdu sheegtay...

Qaraxyo ka dhacay degmada Aw-dheegle oo ay dad ku dhinteen

Hal qof oo rayid ah iyo askari ka tirsan ciidamda dawladda Soomaaliya, ayaa la sheegay inay ku nafwaayeen qaraxyo maanta ka dhacay degmada layidhaa...

Soomaaliya: Tirada Coronavirus oo gaadhay 582 qof iyadoo maanta oo keliya la helay 54...

Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, Fawsiya Abiikar Nuur oo warbaahinta la hadashay goor dhawayd, ayaa waxay sheegtay in 54 Kiis oo cusub laga helay xanuunka...

Tripoli oo xoogaga Xaftar ay madaafiic ku weerareen

Ugu yaraan saddex qof oo dad shacab ahi ay ku jireen ayaa ku dhintay madaafiic lagu weeraray magaalada Tripoli eee caasimadda dalka Libya. Dawladda ay...

Warbixintii ugu dambaysay xanuunka Coronavirus adduunka oo dhan.

Guud ahaan adduunka, dadka uu ku dhacay xanuunka Coronavirus, ayaa kor u dhaafay 5.11 Milyan oo qof. In ka badan 1.9 Milyan oo qof, ayaa...

Madaxwayne Farmaajo oo qaab maqal iyo muuqaal ah uga qayb-qaatay shirka tallaalka adduunka, kaasi...

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa khudbad ka jeediyey Shirka Tallaalka Aduunka oo qaab fogaan arag ah ay u martigalisay dowladda ingiriiska, kaasi...

Aaden Barre oo waayay hogaamiyaha aqlabiyadda baarlamanka Kenya

Aaden Barre Ducaale ayaa laga qaaday xilka hogaamiyaha aqlabiyadda ee baarlamanka waddanka Kenya. Xildhibaanada is-bahaysiga Jubilee ayaa cod aqlabiyad ah meesha kaga saaray...

Itoobiya 239 qof ayaa ku dhintay rabshadihii iyo isku dhacyo qowmiyadeed kadib geerida fannaan...

Booliska Itoobiya ayaa sheegay in tirikoob ay ka sameeyeen geerida rabshadihii iyo isku dhacyadii qowmiyadeed ee ka dhacay dalkaasi, kadib dilkii fannaan caan ka...

Ukraine: Nin bambo-gacmeed sita, ayaa la baxsaday sarkaal sare oo katirsan booliska dalkaasi.

Nin ku hubaysan bambo-gacmeed ayaa af-duubtay sarkaal sare oo katirsan booliska dalka Ukraine magaalada Poltava ee bartamaha dalkaasi ku taal. Boolisku waxay sheegeen, in ninkani...

3 qof ayaa geeryooday halka ay dhaawacmeen 7 kale, kadib shil-baabuur oo ka dhacay...

Allah ha u naxariistee saddex qof, ayaa ku geeryooday shil-baabuur oo ka dhacay buurta Sheekh halka ay ku dhaawacmeen todoba qof oo kale. Baabuurka, ayaa...