Danaha Maraykanku ka Leeyahay Xidhiidh Diblomaasiyadeed oo dhexmara Sucuudiga iyo Israa’iil

Bilihii la soo dhaafay ee sannadkan 2023, waxa si xoogan isku soo tarayey wada-xaajoodyada ay dawladda Maraykanku dabada ka riixayso ee khuseeya sidii heshiis...

Wedding ceremony Tradition in Thailand

If you are planning a wedding with a Thai person, you will find there exists a lot to find out...

Dagaal Xoogan Ayaa Ka Dhacay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Hiiraan

Inta La Xaqiijinayo 7 Ruux Oo Dhinacyadii Dagaaalamay Ka Kala Tirsan Ayaa Ku Dhintay Tiro Kalena Waa Ay Ku Dhaawacmeen, Kadib Markii Uu Dagaal...

Wadamada Carabta Ayaa Si Adag U Cambaareeyay Qaraxii Shalay Ka Dhacay Muqdisho

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ee Boqortooyada Sacuudiga Ayaa Si Adag U Cambaareysay Qaraxii Shalay Ka Dhacay Agagaarka Wadada Maka Al Mukarama Ee Magaalada Muqdisho. War Saxaafadeed Ka...

Golaha Guurtidda Somaliland Oo Ka Hadlay Ciidamo La Soo Dhoobay Xuduudda Somaliland

Gudoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan Ayaa Sheegay In Ciidamo Iyo Tikniko Ay Ku Jiraan Kaarayaal Ay Soomaaliya Soo Dhoobtay Xadka Somaliland, Waxaanu...

Qarax Ka Dhacay Garoon Lagu Ciyaaro Kubadda Cagta Magaaladda Baraawe

Shan Qof Ayaa Ku Dhintay 10 Kalena Way Ku Dhaawacmeen Ka Dib Markii Bambo Gacmeed Lagu Weeraray Garoon Kubadda Cagta Lagu Ciyaaro Gobolka Shabeellaha...

Liverpool oo afka ciidda u dartay Roma

Ciyaar kale oo uu si cajiib ah u dheelay Maxamed Salaax ayaa kooxda Liverpool ka caawisay in ay afka ciidda u darto kooxda Roma...

Maamulka Jubbaland Oo Qaadacay Shirwayne Lagaga Hadlayo Dastuurka Soomaaliya

Shir Lagaga Hadli Doono Dib U Eegista Dastuurka Soomaalya Oo 13 Bishan May Ka Furmi Doona Muqdiso Ayay Wasaaradda Cadaaladda, Dastuurka Iyo Arimaha Diinta...

Tahriibayaal Ku Madhay Xeebaha Dalka Yemen

46 Qof Oo Tahriibayaal Ah Oo Soomaaliya Ka Dhoofay Kuna Socday Dalka Yemen Ayaa Doon Ay Saarnaayeen Waxay Kula Dagtay Xeebaha Yemen, Sida Ay...

Imaaraadka oo Maal Galinaya dhuun shidaal oo isku xidha Itooiya iyo Eritrea

Dowladda Imaaraadka  Ayaa Shaacisay In ay maal Galin ku Samayn Doonto dhismaha dhuumo shidaalka qaada oo isku xidhi doona magaalada Addis Ababa ee dalka...

Imran Khan Ayaa Loo  dhaariyay ra’iisal wasaaraha Pakistan

Imran Khan ayaa loo dhaariyey inuu noqdo ra'iisal wasaaraha cusub ee dalka Pakistan, kadib markii uu Ku guulaystay doorashadii bishii hore ka dhacday Dalkaasi. Madaxweynaha...

Maraykanka Oo Shaaciyey Tirada Qaxootiga Uu Qaadanayo Sanadka 2019

Madaxweynaha Marekanka,Donald Trump ayaa hoos u dhigay tirada qaxootiga uu dalkiisu qaabilayo sannadka 2019 , wuxuu qorsheeyay tiro 30,000 qaxooti ah taas oo ka...

Gudoomiyaha Gollaha Dhaxe Xisbiga Kulmiye oo Xubinimadii Xisbiga Laga Qaaday

Xisbiga Kulmiye Waxa uu xilkii Xubinimada ka Qaaday Gudoomiyihii Gollaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Jaamac ismaacil cige { jamac shabeel }

Saamaynta Qaraxyadii Baydhabo Shalay ka dhacay oo Korodhay

ku dhowaad 22 qof ayaa ku dhintey, dhowr iyo soddon kalena waa ay ku dhaawacmeen qaraxyadii shaley ka dhacay makhaayad ku taalla magaalada Baydhabo...

Gargarkii ugu horeeyay ee QM ayaa gaadhay Xeryo ay ku nool yihiin kumanaan suuriyaan...

gargaarkii ugu horeeyay ee ka imaadda Qaramada Midoobay ayaa gaadhay Xeryaha qaxootiga ee ku yaala xudduudka Suuriya iyo Jordan oo ay ku nool yihiin...

Trump oo Walaac ka Muujiyey Ka Bixitaanka ingiriiska ee Midowga Yurub.

Madaxwaynaha Dalka Maraykanka Donald Trump ayaa Heshiiska Therese May ee ka Bixitaanka Midawga Yurub ku Tilmaamay Mid aan u Fiicnayn ganacsiga Waddankiisu La Leeyhay...

Shiinaha oo u Dabaal dagaya Afartan Sanno Kadib Markii Dhaqaalahiisa Loo Furay Dunida.

Madaxweynaha Dalka Shiinaha Xi Jinping oo Ka Hadlayay Munasibad Lagu Xusayay afartan Sanno Guuradii Kasoo Wareegtay isbadalkii Dhaqaalaha Shiinaha Wuxuu Sheegay in aan Waddankiisa...

Wararkii ugu Danbeeyay Weerarkii Lagu Qaaday Caasimadda Kenya ee Nairobi

Ilaa iminka laba qof ayaa la xaqiijiyay in uu ku dhintay laba qarax oo waaweyn oo ka dhacay Magaaladda Nairobi ee xarunta Dalka Kenya,...

Madaxii Shirkadda Dpworld Ee Dekadda Boosaaso Oo Weerar Lagu Dilay.

Maamulihii Shirkadda Dpworld ee dekedda Boosaaso, Paul Anthony Fermosa ayaa u geeryooday dhaawac ka soo gaadhay weerar subaxnimadii hore ee Saaka ka dhacay dekedda...

Xiisad Ka Dhex Taagan Dalalka Jaarka ah ee Hindia iyo Pakistan.

Diyaaradha dagaalka ee dalka Hinida ayaa gudaha u gallay dalka Pakistan, Halkaas oo ay ka fuliyeen duqaymo. Diyaaradaha Hindia ayaa beegsanayay kooxda jem oo fadhigeedu...