Aaden Barre Ducaale ayaa laga qaaday xilka hogaamiyaha aqlabiyadda ee baarlamanka waddanka Kenya. Xildhibaanada is-bahaysiga Jubilee ayaa cod aqlabiyad ah meesha kaga saaray Ducaale oo ay isku dhawaayeen madaxweyne Kenyatta.
 
Wuxuu baarlamanka Kenya ka tirsanaa tan iyo sanadkii 2013-kii, waxaana lagasoo doortaa deegaanka Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya.
Maanta oo Isniin ah ayay xubnaha Jubilee u balansanaayeen in ay xilka ka qaadaan Ducaale, ka hor furitaanka madaxweyne Uhuru Kenyatta ee kalfadhiga baarlamanka.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga