Sheekh laga joojiyay khudbadihii jimcaha iyo kuwii ciidaha, kadib markii xisbi mucaarad ahi magacaabay

Kadib markii maalintii, xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ay guddoomiyaha xisbiga ee gobolka Saaxil u magacaabeen Sheekh Saleebaan Siciid Cali, ayaa maanta waxaa warqad...

Maxaad kala socotaa kulankii madaxwayne Sheekh Shariif iyo taliyaha sirdoonka Fahad Yaasiin?

Sida ay Saab TV u xaqiijiyeen ilo aad ugu dhuun daloola arrimaha siyaasadda Soomaaliya, waxaa habeenimadii xalay kulan dhex maray madaxwaynihii hore ee Soomaaliya,...

Waa kuma gudoomiyaha cusub ee baarlamanka Puntland

Maanta oo Khaamiis ah waxa magaalada Garoowe ee caasimadda u ah maamulka Puntland ee dalka Soomaaliya ka dhacday doorasho lagu dooranayay gudoomiyaha cusub ee...

Xildhibaan Waabeeye oo eedihii ugu cuslaa u jeediyay madaxweyne Biixi

Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeye oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland iyo xisbiga Waddani ayaa sharci Daro ku tilmaamay xubinamada koomishanka ee Cabdirashid Riyo-raac...

”Haddii xisbi diido xeer kasoo baxay golaha wakiillada, isna xisbinimadiisu ma jirayso, haddii ay...

Xidhibaan Cabdillaahi Xuseen Cige oo ku magac dheer ''Balaaki'', oo katirsan golaha wakiillada Somaliland, ayaa warbaahinta u sheegay inay sharci darro tahay diidmada xisbiyada...

“Muuse Dalka Xoog Kumuu Iman Xoogna Kuma Haysan Karo” Cabdiraxmaan Cirro.

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo Warbaahinta Kula Hadlay Magaaladda Hargaysa ayaa Sheegay in dadka reer somaliland waxay Filayeen aanay Ka Helin Xukuumadda Taladda Haysa ee...

Xubintii UCID ee komishanka oo sheegay inay ansixintu ahayd wax aad u wanaagsan oo...

Shalay ayay ahayd markii goalah wakiillada Somaliland, ay ansixiyeen xubno bedeli doona guddida doorashooyinka qaranka Somaliland ee imika, kuwaas oo tiradoodu ahayd lix xubnood,...

Khayre oo si adag ula hadlay beesha caalamka

Ra'iisulwasaaraha dawladda federaalka Soomaaliya ayaa si adag ula hadlay beesha caalamka ee ka shaqysa arimaha horumarka. Xasan Cali Khayre oo magaalada Paris kaga qayb...

Mohamed Salah oo seegi doona kulamada xulkiisa

Laacibka reer Masar, Mohamed Salah, ayaa seegi doona kulamada uu dalkiisu la dheeli doono wadamada Kenya iyo Comoros. Kulamadan ayaa ka tirsan is-reeb-reebka koobka...

Deeqihii dadka ay fatahaaduhu saameeyeen oo la musuqmaasuqay

Ku xigeenka xeer ilaaliyaha maxkamadda ciidamadda qalabka sida ee qeybta 27-aad ee Soomaaliya ayaa goor dhawayd warbaahinta SAAB u xaqiijiyay in ciidamada ammaanka Baladweyne...

Xildhibaanad sheegatay in ay tahay madaxweynaha Bolivia

Xildhibaanad ka tirsan aqalka Senate-ka ee dalka Bolivia ayaa ku dhawaaqday in tahay madaxweynaha ku meel gaadhka ah ee dalkaas oo ku yaala Koonfurta...

Maxkamadda Sare ee Soomaaliya oo furtay dacwad ka dhan ah waax dawladda ah

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Soomaaliya Baashe Yuusuf ayaa sheegay in maalmaha soo socda ay billaabi doonaan dhageysiga dacwadda uu usoo gudbiyey xisbiga Himilo Qaran. Dacwadaas...

Shir heer sare ah oo maanta Nairobi ka furmaya

Magaalada Nairobi ee caasimadda waddanka Kenya waxa saaka ka furmaya shir heer sare ah kaas oo lagaga hadli doono arimaha horumarinta dadka. Shirka oo ay...

Madaxweynahii Bolivia oo is-casilay

Madaxweyne Eva Morales ayaa iska casilay xilka kadib mudaharaado aan kala go' lahayn oo dalkiisa ka socday labadii todobaad ee lasoo dhaafay. Doorasho bishii hore...

Shariif iyo Xasan Sheekh oo hanjabaad culus dawladda u diray

Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmee, ayaa hadalo adag ku duray dawladda federaalka Soomaaliya gaar ahaanna madaxda dawladda oo...

Ciidamo taageersanaa wasiir Janan oo ciidanka federaalka lagu darayo

Boqolaal ciidan ah oo daacad u ahaa wasiirkii amniga Jubaland, Cabdirashiid Janan, ayaa ku biiraya ciidanka dawladda federaalka Soomaaliya, sida ay tilmaamayaan xogaha ay...

Dab khasaare ka gaystay oo ka kacay kaymaha Australia

Illaa 3 qof ayaa ku dhintay halka kumanaan kalana ay ku dhaawacmeen dab xoog badna oo ka kacay kaymo ku yaala waddanka Australia. Dabkan...

Jabbuuti iyo Itoobiya oo dhisaya waddo casri ah, taasoo kor u qaadi doonta dhaqaalaha...

Madaxwaynaha jamhuuriyadda Jabbuuti, mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wasiirka gaadiidka ee dalka Itoobiya Dagmawit Moges, ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay jidka isku...

”Boorama colaad uma baahna” Xildhibaan Indho-indho oo Suldaan Wabar ugu baaqay inuu soo noqdo...

Xildhibaan Indho-indho, oo katirsan golaha guurtida Somaliland, ayaa magaalada Boorma kula hadlay warfidiyeenka, xildhibaanka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay xaalado nabadgeliyo darro oo...

Somaliland: ”Waa sharci darro xilka laga qaaday guddoomiyaha baarlamaanka Puntland, Dhoobo Somaliland waannu kusoo...

Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay xilka-qaadistii dhawaan lagu sameeyay guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Puntland, Dhoobo daarood  Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed). Wasiirka wasaaradda biyaha Somaliland, Saleebaan Cali...

Wararkii Ugu akhriska badnaa