Boqolaal Falastiiniyiin ah ayaa lagu qabtay xabsiyada Israaiil
Boqolaal Falastiiniyiin ah ayaa lagu qabtay xabsiyada Israaiil iyadoon wax dacwad ah Loo Haysan ama maxkamad la horkeenin
War saxaafadeed ay si wadajir u soo...
Wada hadal u socda TPLF iyo xukuumadda Abiy Axmed
Wada hadal aan toos ahayn balse loo kala dab qaadayo ayaa u socda madaxda TPLF iyo xukuumadda raysalwasaare Abiy Axmed, sidauu sheegay hogaamiyaha TPLF.
Debretsion...
Abaaraha gobolka Geeska Afrika oo kasii daraya
Abaaraha ka jira Geeska Afrika ayaa kasii daraya maalinba ta ka danbaysa iyadoo hawlaha gargaarku aanay ahayn sidii la rabay.
Qaramada Midoobay ayaa war cusub...
Maraykanka oo hub malaayiin doollar ah siinaya Taywan
Maraykanku wuxuu mar kale hub malaayiin doollar ku kacaya ka iibinayaa jasiirada uu Shiinuhu sheegto lahaan shaheeda ee Taywan.
Waaxda Arimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa...
URURKA HAWEENKA EE NAW OO DHALIILAY
URURKA HAWEENKA EE NAW OO DHALIILAY MUDAHARAADKII KA DHACAY DALKA INGIRIISKA
Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka Yukrayn
Dawladda Ruushka ayaa mar kale qaaday duullaan xoogan oo ka dhan ah ciidamada Yukrayn, iyadoo imika dagaalo ka bilawday gobolka Donbas.
Qaybo badan oo ka...
Maraykanka oo war kale kasoo saaray weerarkii Ceelbaraf
Dawladda Maraykanka ayaa war kale kasoo saartay weerarkii saddex maalmood ka hor ay alShabaab ku qaaday deegaanka Ceelbaraf.
Weerarka waxa lagu dilay illaa 40 askari...
Itoobiya oo ku dhawaaqday xaalad deg-deg ah
Itoobiya ayaa ku dhawaaqday xaalad deg-deg ah, maalin kadib markii ra'iisal wasaaraha dalka uu is casilay.
Tallaabadan ayaa waxaa ku dhawaaqay Golaha Wasiirada,sida laga soo xigtay...
Xaaska Madaxwaynihii Hore Ee Simbabwe Ayaa Lagu Eedeeyey In Ay Ka Been Abuurtay Shahaadada...
https://www.youtube.com/watch?v=Eyk0S2RPGLs
Ra’Iisal Wasaare Ku-Xigeenka Dawladda Turkiga Ayaa Maanta Soo Gaadhay Somalia
https://www.youtube.com/watch?v=AmeE3Sz-02o
gaasta sunta ah’ ayaa Loo Isticmaalay Caaruurta yar yar beriga quuta
Saraakiisha caafimaadka ee galbeedka Quuta ayaa ku eedeeyay ciidammada dawladda Suuriya in ay isticmaalaan gaasta sunta ah.
Sarkaal ka tirsan Sirdoonka Suuriya, oo sidoo kale...
Dagaalka Suuriya oo maraya ‘maalinta ugu dhimashada badanaa’
Kolonyada gargaarka bani'aadamnimada ma aysan awoodin in ay sahay siiyaan dadka degan xuduuda Bariga Quuta ee Suuriya, iyada oo diyaaradaha dagaalka ee dawladda ay...