Madaxweyne Farmaajo Iyo Jawaari Oo Shir Jaraa’Id Wada Qabtay

Madaxweynaha Dowladda Somaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Iyo Guddoomiyaha Xilka Ka Degay Prof Maxamed Cismaan Jawaari Ayaa Markii Ugu Horeysay Shir Jaraa’Id Ka Soo Wada...

Wafti Ka Socda Dalka Imaraatka Oo La Kulmay Madaxwaynaha Biixi

Afhayeenka madaxweynaha Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac, ayaa ka hadlay wefti ka socda Imaaraadka Carabta oo uu sheegay inuu la kulmeen Madaxweyne Muuse Biixi. War-saxaafadeed ka...

27 Sano kadib Shirkadda Gawaadhidda TOYOTA oo Xafiis ka furatay soomaaliya

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Ayaa xadhiga ka jaray Xafiis cusub oo Shirkada TOYOTA ay ka furatay Magaalada Muqdisho, Wasiirka...

Israel Oo Sheegtay In Laga Soo Weeraray Xuduuda Qaza

Milatariga Israel Ayaa Sheegay In 25 Hoobiye Maanta Lagusoo Tuuray Dhowr Goobood Oo Ku Yaalla Koonfurta Israel. Bayaan Kasoo Baxay Milatariga Ayaa Lagu Sheegay In...

Dawladda Jabuuti oo ka Jawaabtay hadal madaxweyne Farmaajo ka jeediyay Eritrea

War qoraal ah oo ka soo baxay safaarada Jabuuti ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Jabuuti siweyn uga naxday hadal uu dhawaan madaxweynaha...

Madaxda Qaarada Africa Oo Kusii Qulqulaya Dalka Shiinaha

Hoggaamiyayaasha Waddamada Qaaradda Afrika Ayaa Ku Qulqulaya Caasimadda Dalka Shiinaha Si Ay Uga Qayb Galaan, Shirka Iskaashiga Dhaqaalaha Ee Wadaddama Qaaradda Africa Iyo waddanka...

Faah Faahin Ku Saabsan Qaraxyo Galabta Magaalada Muqdisho Ka Dhacay.

Laba Qarax Ayaa Ka Dhacay Magaalada Muqdisho, Mid Kamid Ah Labadaas Qarax Ayaa Ka Dhacay Isgoyska Dabka Halka Kan Kale Uu Ka Dhacay Dhabarka...

Mukhtaar Rooboow oo u taagan Qabashada Xilka Madaxwaynaha Koonfur Galbeed

Mukhtaar Rooboow Cali Abuu- Mansuur oo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa ku dhawaaqay in uu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha...

Madaxwayne Trump ayaa Sheegay In Maraykanku Soo Afjari Doono Heshiiski Nuclear Ee Ruushka.

Madaxweynaha Maraykenka Donald Trump Ayaa Shaaca Ka Qaaday In Maraykanku Uu Ka Baxayo Heshiiskii Dhex Maray Midawga-Dhexe Ee Heshiiska Nukliyarka Ruushka, Kaas Oo Muddo...

Afar Kamida Wasiiradda Waddanka Ingiriiska oo is casilay

Ilaa Afar Wasiir Oo Ka Tirsanaa Gollaha Wasiirada Ee Xukuumadda Ra'iisal Wasaare Theresa May ayaa iscasilay iyagoo is casilaadda La Xidhiidhiyay Heshiiska Ka Bixitaanka...

Madaxwayne Macron oo Markii ugu Horaysay ka Hadlay Rabshadaha Ka Socda Dalkiisa

Madaxweynaha dalka faransiiska, Emanual Macron ayaa ballan qaaday in dawladdiisu ay samayn doonto mushahar kordhin iyo in sidoo kale la dhimi doono cashuurta, si...

Eritrea ayaa xidhay xadka ay la wadaagto dalka itoobiya

Dawladda eritrea ayaa qayb ahaan xidhay isusocodka xadka ay la wadaagto dalka ay ka go'day ee ethiopia, kadib markii labadan dal ee colaadu sanadaha...

Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo La Kulmay Mustafe Cagjar iyo Axmed Shide

Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Xafiiskiisa Kula Kulmay Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida, Mustafe Omer iyo Guddoomiyaha Xisbiga Dimoqraadiga Deegaanka Soomaalida (SPDP), Axmed Shide, Kulankan...

Jamhuuriga iyo Dimuqraadiga Maraykenka Oo Heshiis Ka Gaadhay Darbiga Mexico

Masuuliyiin ka kala socotay xisbiyada Dimuqradiga iyo jamhuuriga ee Dalka Maraykenka ayaa is afgarad ka gaadhay arimaha Ammaanka Xuduudaha iyo Raageerida Dawladda Dhexe si...

Soomaaliya iyo Kenya oo Heshiis ka Gaadhay Murankii Diblomaasiyadeed ee soo Kala Dhex Galay.

Dawladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa Xal Ka Gaadhay Murankii Diblomaasiyadeed ee soo Kala Dhex Galay Labadda Dawladood Sida Lagu Sheegay War qoraal ah oo...

Roobabkii Gu’ga oo ka curtay qeybo ka mid ah Deegaanadda Soomaalida.

Qaybo Kamida Deegaanadda Dalka Soomaaliya ayaa Lasoo Sheegayaa in Saacadihii ugu danbeeyay ay da’een roobabkii xiliga Gu’ga. Wararka ka Imanaya Dalka Soomaaliya ayaa Sheegaya in...

Dawladda Federaalka oo Shariif Sheekh Axmed Muqdisho Kusoo Dhawaysay.

Xubno ka tirsan golaha Wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ayaa ku soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha magaaalada Muqdisho guddoomiyaha Xisbiga Himilo Qaran Shariif Sheekh Axmed. Wasiirka Amniga Soomaaliya...

Madaxweyne Farmaajo oo Magaaladda Maka Kula Kulmay Dhaxal Sugaha Sacuudiga.

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay Meertada 14aad ee Shir-madaxeedka Ururka Iskaashiga Islaamka kaasoo diiradda lagu saarayay iskaashiga, amniga iyo horumarka...

“Shirka Nairobi Mid Meeqaabkii Somaliland Ku Taagan Maaha,” Boobe Yuusuf Ducaale

Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale oo Kamida Siyaasi inta Badan Ka Faalooda Siyaasadda Geeska Africa ayaa si adag uga Hadlay Shir Magaaladda Nairobi ku Dhexmaraya...

Tababar Milatari oo Dawladdo Caalamiya uga Furmay Adis Ababa.

Tababar ay ka qayb galayaan  ciidamada qaranka ee difaaca  Itoobiya , milatariga Mareykanka  iyo wadamada ay wada shaqaynta leeyihiin,   ayaa ka furmay magaalada...