Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, Fawsiya Abiikar Nuur oo warbaahinta la hadashay goor dhawayd, ayaa waxay sheegtay in 54 Kiis oo cusub laga helay xanuunka Coronavirus.

Wasiirrada ayaa sheegtay inaanay jirin cid u dhimatay Coronavirus gudaha Soomaaliya 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay iyadoo uu ka bogsaday hal qof.

Guud ahaan 20 qof ayaa ka bogsatay Coronavirus Soomaaliya, iyadoo ay u geeryoodeen 28 qof.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga