TURKIGA AYAA SOO RIDEY DIYARAD DRONES AH OO HAWADA DALKA TURKIGA...
Wasarada difaca ee dalka turkiga ayaa sheegtay ,in ciidamada cirka ee turkigu ay soo riden diyarada bila duliye ah‘drones’,taas oo hawada dalka turkiga soo...
Qaraxyo ka dhacay Muqdisho iyo Balli-doogle
Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax laga maqlay meel u dhaw kulliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho, inkasta oo aanu jirin...
MASUULIYIIN KA TIRSAN GOBOLKA HIIRAAN OO XILALKII LAGA QAADAY
Wasiirka arimaha gudaha hirshablle ayaa goordhaw soo saaray wareegto u xilka ugu qaaday masuuliyn ka tirsan maamulka goblka hiiraan iyo kan maxaas.
Wareegta ayaa lagu...
MADAXWEYNAHA MAAMUL GOBOLLEEDKA GALMUDUG AYAA KU DHAWAAQEY IN UU XIDHIIDHKA UU JARAY DAWLADA FEDRALKA...
Madaxweynaha maamul gobolledka Galmudug Axmed Ducaale Geelle "Xaaf" ayaa oo qoraal uu soo saaray, waxaa uu ku sheegay in uu dib ula soo noqday...
Kenya oo mar kale doonaysa dib-u-dhigista dacwadda badda
Xogo ay heshay warbaahinta SAAB ayaa tilmaamaya in dawladda Kenya ay ma rkale doonayso in dib loo dhigo ka-gar-naqqa dacwadda baddan ee ka dhaxaysa...
“Waxaan qaadanayaa masuuliyadda dilka Khaashuqji” MBS
Dhaxal-sugaha boqortooyada Sucuudiga ninka lagu magaacaabo, Maxamed bin Salman(MBN) ayaa markii ugu horeysay su'aalo toos ah laga waydiiyay dilka wariyihii caanka ahaa ee Jamal...
WADDANI oo xubno cusub kusoo daray hogaanka xisbiga
Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa xubno cusub maanta ku ansixiyay shirwaynaha golaha dhexe ee xisbiga oo ka socda magaalada Burco. Xubnahana ayaa ku...
Xuutiyiinta oo qafaashay askar Sucuudiyaan ah
Kooxada Xuutiyiinta ee ka dagaalanta dalka Yemen ayaa sheegtay in ay dileen boqolaal ka mid ah ciidanka dawladda Sucuudiga, isla markaana ay qafaahseen askra...
Sirdoonka alShabab oo Kenya galay
Ciidamada booliska ee dalka Kenya ayaa sheegay in madaxa sirdoonka alShabab ee gobolka Banaadir uu soo galay gudaha wadddanka Kenya, iyagoo shaaciyay sawir ay...
Hogaamiye ka tirsanaa alShabab oo la dilay
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay dileen mid ka mid ah hogaamiyayaasha ururka alShabab, ee dagaalka hubaysan kula jira dawladda federaalka Soomaaliya.
Dawladda...
Dugsiga ugu wayn adduunka ee ay arday dhigato, kaasoo ay wax ka bartaan in...
Ma jiro dugsi ama School lamid ah oo kuyaal meerahan dhulka, City Montessori School oo loo soo gaabiyo CMS, ayaa loo aqoonsaday iskuulka ugu...
Madaxwayne Farmaajo, oo adduunka u khudbadeeyay, iyo qodobaddii uu ka hadlay
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa markii ugu horraysay intii uu hayay jagada madaxtinimada Soomaaliya ka hor khudbadeeyay kulanka guud ee qaramada...
Colaadda iyo cadaawadda ka dhexaysa Sucuudiga iyo Iiran, goormay bilaabantay?
Sucuudiga iyo Iiraan, ayuu dagaal ka dhexeeyay tobannaan sannoba, dagaalladaas oo aanay toos iyagu isku fara saarine, kooxo kale adeegsanayeen iyagoo ku hirdamaya gacan...
Dagaal culus oo duleedka Kismaayo ka dhacay
Dagaal culus ayaa ka dhacay deegaanka Cabdalle Biroole ee gobolka Jubadda Hoose. Dagaalkan ayaa u dhaxeeyay ciidanka maamulka Jubbaland iyo xoogagga alShabab.
Xooggaga alShabab ayaa...
Kenya oo ka hadashay kulankii Farmaajo iyo Kenyatta
Dawladda Kenya ayaa ka hadashay kulan maalintii shalay ahayd dhexmaray madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya. Farmaajo iyo Kenyatta ayaa ku kulmay magaalada NewYork ee dalka...
Madaxwayne Muuse Biixi, oo carruur si kaftan ah ugu sheegay inaanu dadka kale madaxiisu...
Muuqaal lasoo geliyay baraha bulshada, ayaa lagu arkay madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo xidhan dhar caadi ah muraayad madow iyo koofiyad dheer, kaasoo...
Farmaajo iyo Kenyatta oo kulan yeeshay
Soomaaliya iyo Kiiniya ayaa dib usoo celinaya xidhiidhkoodii diblomaasiyadeed, kadib kulan ay hogaamiyayashoodu ku yeesheen magaalada Newyork ee dalka Maraykanka.
Kulanka oo uu soo qaban...
Imaaraadka oo dhisaya garoonka Boosaaso
Imaaraadka Carabta ayaa markii ugu horeysay balanqaaday in ay dib-udhis ku samayn doonaan garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso, iyada oo la balaadhin doono garoonka....
Trump: Iran ‘ Waa mid ka mid ah khataraha ugu weyn’ ee xagga amniga:
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo Hadal ka Jeediyey Shirka Guud ee Qaramadda Midoobay ayaa Talaadad Maanta u sheegay Golaha Guud ee in adduunku uu...
MADAXWEYNAHA DALKA MAREYKANKA AYAA TAGEERO U MUUJIYEY HOGAMIYAHA DALKA MASAR
Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald trump, oo kulan gaar ah la yeeshay madaxweynaha dalka masar Cabdifatah al sisi ,ayaa yeeshagay in uu garab tagan yahay...