Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax laga maqlay meel u dhaw kulliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho, inkasta oo aanu jirin war dheeraad ah oo sheegaya khasaaraha uu sababay.

Kooxda alShabab ayaa sidoo kale weerar ku qaadar saldhigga Ballidoogle oo ay degenyihiin ciidanka Maraykanka ee taageerada siiya ciidanka xooga Soomaaliya. Qaraxyo ayaa saaka laga maqlayay aagga saldhigga, sida ay sheegayaan dadka deegaanku.

AlShabab ayaa war ay goordhawayd soo saartay ku sheegtay in xoogageedu ay weerareen saldhigga.

WARAKA KASOO KORDHA KALSOCO WARBAAHINTA SAAB.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga