Wasiirka arimaha gudaha hirshablle  ayaa goordhaw  soo saaray wareegto  u xilka ugu qaaday  masuuliyn ka tirsan maamulka goblka hiiraan  iyo kan maxaas.

Wareegta  ayaa  lagu magacaabay

Gudoomiyaha magaalada maxaas oo loo dhiibay cabdi muumin cilmi xiish .

Sido kala gudoomiye ku xigeenka amniga goblka  khaalid bashiir macalin ayaa asigan xilka laga qaaday  Waxaana loo magacaabay cali diirye

Gudoomiyaha magaalada baladweyne maxamed Axmed foodcade ayaa sido kale xilka laga qaaday waxaana loo dhiibay cusmaan dhicisow dhuubow

Gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada goblka hiiraan  ayaa loo magaacabay shiiq xuseen cismaan cali  waxaana  xilkaasa horay  u baneeyay  cabdi qaadir  arwaax

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga