Madaxweynaha  dalka Mareykanka Donald trump, oo kulan gaar ah la yeeshay madaxweynaha dalka masar Cabdifatah al sisi ,ayaa yeeshagay in uu garab tagan yahay madaxweynaha dalka masar .

isla markana waxaa uu ku tilmaamey,  hogamiye weyn oo dalka masar uu nasib uu yeshay in uu hogamiyo.

Waxaana uu ku dhiri geliyey madaxweynaha masar , in aanay dibadbaxyada ka socda dalka Masar ee laga soo horjeeda anay waxba  yeeli kari hogaminta madaxweyne  Al sisi.

Dadweynaha reer masar ayaa malmihii uu dambeyey dhigayey , mudaharaado ay kaga soo horjeedan madaxweyne Cabdifataah .

iyago ku eedeynayaa in uu ku kacay musuq masuuq bahsan mudadii uu xilka hayey

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga