Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa xubno cusub maanta ku ansixiyay shirwaynaha golaha dhexe ee xisbiga oo ka socda magaalada Burco. Xubnahana ayaa ku biiraya hogaanka xisbiga, waxaana lagu doortay cod gacan-taag ah.

Xubnahan ayaa kala ahaa sidan: Cabdirisaaq Khaliif Axmed, Guddoomiye xigeenka 1-aad ee xisbiga WADDANI. Saleebaan Ducaale Xaaji Jaamac, Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee WADDANI. Kayse Cali Geeddi, gudoomiye ku xigeenka 3-aad ee xisbiga. Halka Khadar Xuseen Cabdi oo horeba usii hayay jagada xoghaya guud, uu goluhu si rasmi ah ugu doortay jagadaas.

Wararka kasoo kordha kala soco SAABTV.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga