Wasarada difaca ee dalka turkiga ayaa sheegtay ,in ciidamada cirka ee turkigu ay soo riden diyarada bila duliye ah‘drones’,taas oo hawada dalka turkiga soo gashay.

Wasarada difaca ayaa sheegtay in diyaradaani ay lix jeer soo gashaay hawada dalkeeda iyado ka soo gashay dhinaca dalka suriya  balse ugu dambeyntii ayey ciidamada dalka turkigu ay dhulka dhigeen

Dhacdadan ayaa ku soo beegmeysa 24 sacadoodun ka dib markii ay dawlada suriya ugu baqday dalka turkiga in uu ciidamadiisa kala baxo gudaha dalka suriya .

Ciidamada turkiga ayaa ku sugan guudaha dalka suriya, iyago halka kula dagaalamaya kooxaha kurdishka ah ee  dawlada suriya ay tageerto.

kuwas oo sido kalena gacan siiya ururka bkk ee laga mamnuucay dalka turkiga

 

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga