Dhimashada Maraykanka ee Covid-19 oo 20,000 dhaaftay

Dalka Maraykanka ayay sare u kacday tirada dadka u dhintay caabuqa Covid-19 ee kasoo bilaabmay dalka Shiinuhu, iyadoo hadda Maraykanku uu noqonayo dalka ugu...

Soomaaliya: Laba qof oo u geeryooday cudurka Covid-19 iyadoo la helay Kiisas cusub.

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo baxay waxaa ay ku faahfaahisay xaalado cusub oo ku soo kordhay Covid-19. Wasaaradda, ayaa waxaa ay...

Xulafada uu Sucuudiga ee Yemen ka dagaallanta iyo kooxda gooni-u-goosatada Koonfurta Yemen oo heshiis...

Dagaalkii ka socday jasiiradda Yemen ku taalla ee Socotra ayaa joogsaday kadib markii heshiis wada gaadheen xulafada uu Sacuudigu dabada ka wado iyo kuwa...

Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka ayaa u safraya Israa’iil xilli aad xaasaasi u ah oo...

Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka Mike Pompeo ayaa booqanaya Israa’iil xilli hoggaamiyeyaasha dalkaasi ay isku diyaarinayaan inay sameeyaan xukuumad wadaag ah iyo inay sheegtaan daanta...

Wasiir kamid ah golaha wasiirrada Puntland ayaa ugu geeryooday xanuunka Coronavirus magaalada Muqdisho

Wasiirkii Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland Ismaaciil Diiriye Gama’diid ayaa maanta ugu geeryooday xanuunka  Coronavirus ugu magaalada Muqdisho. Geerida wasiirka ayaa waxaa lagu xaqiijiyey...

Iran oo daldalaysa nin ka danbeeyay dilkii Qaasim Sulaymaani

Iran waxay deldelaysaa nin ay sheegtay in uu ka danbeeyay dilkii lagula kacay taliyihii reer Iran ee Qaasim Sulaymaani. Nin la sheegay in uu wax...

Ruushka oo ay ka dhacayso afti wax lagaga bedelayo dastuurka

Dadweynaha Ruushka ayaa u dareeray afti socon doonta todoba maalmood ah, taas oo loogu codaynayo wax ka badal lagu samayanayo dastuurka dalkaas. Wax ka abdalka...

Maxaa kallifay inay maamul-goboleedyada Soomaaliya xilligan shir wada tashi isugu yimaadaan?

Maamul-goboleedyada Soomaaliya ayaa iskugu yimi magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, isku imaatinkooda, ayaa yimi kadib markii guddida doorashooyinka Soomaaliya ay muujiyeen walaaca ah...

Sudan oo ciidamo badan u diraysa gobolka Darfur

Sudan waxay ciidamo badan oo kale u diraysaa gobolka Daafuur ee dhaca galbeedka dalkaas.  Xukuumadda Khartuum ayaa tibaaxday in kadib weeraro ka dhacay gobolka oo...

Taiwan oo sheegtay inay Somaliland ka caawinayso ilaallada xeebaha xilli ay soo bandhigaysay markab...

Wakaaladda wararka Somaliland ayaa sheegtay in dawladda Taiwan ay Somaliland ka caawin doonto ilaallada xeebaha. Warka lagu daabacay barta ay wakaaladda wararka Somaliland ku leedahay...

Sucuudi Carabiya oo sheegtay inay maxkamadaysay kuwii ka dambeeyay dilkii weriye Jamaal Khaashuqji oo...

Sacuudi Carabiya ayaa xukuntay sideed qof oo loo haystay dilka weriyihii mucaaradi jiray maamulka Sacuudiga ee Jamal Khashoggi, sida ay ku warantay warbaahinta dowladdu...

Dagaalka Itoobiya oo meel adag maraya

Ciidamada federaalka ayaa isticmaalaya hub culus si ay u qabsadaan magaalada Mek’ele ee caasimadda Tigrayga. Waxay u digeen dadka shacabka ah ee degen magaalada caasimadda...

Soomaaliya oo Beesha Caalamka ka rabta dhaqaalaha doorashada

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Beesha Caalamka ay ka sugayso dhaqaalaha lagu qabanayo doorashada sanadka 2020-2021, sida uu sheegay wasiirka maaliyaddu. $36 million ayay Soomaaliya...

Taliska Ciidamada Maraykanka Ee Qaaradda Afrika, Ayaa Warbixin Uu Soo Saaray Kaga Hadlay Khasaaraha...

Taliska ciidamada Maraykanka ee qaaradda Afrika, kaas oo magaciisa loo soo gaabiyo AFRICOM, ayaa warbixin qiimayn ah oo uu soo saaray waxay ka warrameen,...

Gantaalkii Shiinaha oo dhulka kusoo dhacay

Ugu danbayn dhulka yuu soo taabtay isagoo kasoo dhacay hawada sare kadib maalmo uu kusoo jiray hawada. Gantaalkii waynaa ee Shiinaha ayaa Axadda maanta wuxuu...

Wararkii ugu danbeeyay ee natiijada doorashooyinka Somaliland

Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa si joogto ah u wada in ay soo saaraan natiijada hor dhaca ah ee doorashooyinkii 31 May, 2021 ka dhacay...

Shiinaha oo u hanjabay wadamada Reer Galbeedka

Xi Jinping, madaxweynaha Shiinaha, ayaa u digay wadamo uu sheegay in ay lid ku yihiin dalweynaha Shiinaha, isagoo sheegay in saamayntooda aanay cidina is...

Midawga Murashaxiinta oo walaac ka muujiyay hanaanka doorashada

Golaha Midawga Murashaxiinta ee dalka Soomaaliya ayaa walaac xoogan ka muujiyay hannaanka doorashada ee imika socota. Bayaan ay soo saareen Midawga Murashaxiinta ayaa lagu sheegay...

Japan oo tallaalka Moderna ka dhex heshay walxo madaw

Japan waxay hakisay tallaalka Moderna ee lagu farsameeyay gudaha dalka Maraykanka, kadibshaybaadho kala duwan oo ay marisay tallaalkaas. Moderna oo ah tallaal loogu talo galay ...

Fahad Yaasiin oo saaka Muqdisho ka degay

Agaasimihii hore ee hay'adda sirdoonka Soomaaliya ayaa saaka ka degay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kadib safar uu kagasoo kicitimay dalka Turkiga. Fahad Yaasiin ayaa...