Agaasimihii hore ee hay’adda sirdoonka Soomaaliya ayaa saaka ka degay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kadib safar uu kagasoo kicitimay dalka Turkiga.

Fahad Yaasiin ayaa soo raacay diyaarad gaar ah iyadoo hore looga celiyay dalka kadib madaarka Jabuuti oo uuku xanibnaa muddo saacado ah, sidaana dib uu ugu laabtay Turkiga.

Farmaajo ayaa u magacaabay la taliyaha amaanka kadib markii rayslawasaare Rooble uu ka qaaday xilka, iyadoo loo haysto kiiska sarkaal NISA ka tirsanayd oo la dilay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga