Madaxweynaha iyo mucaaridka oo mar kale shiraya

Madaxweynaha Somaliland ayaa la filayaa in uu mar kale la kulmo madaxda xisbiyada mucaaridka oo hore ay madaxtooyada ugu shireen wixii ka danbeeyay xalintii...

Farmaajo oo mar kale Eritrea u duulay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u duulay magaalada Asmara ee caasimadda waddanka Eritrea. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galaya kulan is-kaashi oo u...

Golaha wasiirrada Suudaan ayaa iskugu yimi kulan degdeg ah kadib markii uu madaxa Militariga...

Wararka ka imanaya caasimadda dalka Suudaan ee Khartuum ayaa sheegaya in golaha wasiirada dalkaasi Suudaan ay kulan degdeg ah ku yeesheen magaalada Khartuum ee...

Jarmalka: Ciidamo badan oo boolis ah ayaa sugaya ammaanka masaajidda, xilli laga cabsi qabo...

Wasiirka arriamaha gudaha ee dalka Jarmalka, ayaa sheegay in ciidamo badan oo boolis ahi ay ilaalin doonaan masaajiaddada waddanka Jarmalka, goobaha layskugu yimaad sida...

Kuuriyada waqooyi oo tijaabisay laba gantaal oo aan la aqoonsan noocooda

  Kuuriyada Waqooyi ayaa gantay laba gantaal oo aan la aqoonsan noocooda sida uu sheegay militariga Kuuriyada Koonfureed toddobaadyo uun ka dib markii Pyongyang ay...

Qaxoontiga dhooban xuduudka Giriigga iyo Turkiga oo ay isku dhaceen booliska Giriigga

Iskahorimaadyo xooggan ayaa ka qarxay soohdinta u dhexaysa dalalka Giriiga iyo Turkiga halkaasi oo ciidamada Booliska Giriiggu iyaga oo adeegsanaya gaasta dadka ka ilmaysiisa...

Dawladda Afkaanistaan oo go’aan halis ku ah nabadda shaacisay

Dawladda Afkaanistaan waxay hakisay sii daynta maxaabiista tirada badan ee ka xidhan kooxda hubaysan ee Daliban, arintaas oo walaac badan dhalinaysa. Waxay lhatar ku...

Rwanda oo laga helay xabaal 30,000 oo qof lagu aasay

Dalka Rwanda waxa laga helay xabaal-wadareed ay ku jiraan dad lagu qiyaasay 30,000 oo qof kuwaas oo la dilay wakhtigii xasuuqa ee dalkaas. Qabiilada Huutuuga...

Madaxii shaqaalaha xafiiska madaxwaynaha Nigeria oo u geeryooday Covid-19

Madaxii shaqaalaha ee xafiiska madaxwaynaha dalka Nigeria Muhammadu Burari, ayaa geeryooday kadib markii uu haleelay xanuunka Coronavirus sida ay sheegtay madaxtooyada Nigeria maalintii Sabtidii. Xafiiska...

Trump oo sheegay inuu Magdhow waydiisan doono Shiinaha Xilli Maraykanku noqday dalka uu saamaynta...

Madaxwayne Trump-ka Maraykanka ayaa sheegay inaanu ku faraxsanayn Shiinaha xilli warbaahinta dunidu si wayn iskula dhex qaadayso inuu Shiinuhu ka guulaystay xanuunka Coronavirus. Madaxwayne Trump...

Waa kuma ninkii madaxwayne Farmaajo ku khasbay inuu iscasilo ee maanta geeryooday?

Danjire Augustine Mahiga  oo ahaa  siyaasi, diblumaasi ahaana ergaygii Qaramada  Midoobay ee Soomaaliya 2010 illaa 2013, haddana  ahaa wasiirka cadaaladda iyo arrimaha dastuurka ee...

Somaliland: Dhimashada Coronavirus ayaa korodhay iyadoo tirada guud marayso 34 xaaladood.

Agaasimaha guud ee wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland, Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye, ayaa sheegay in qofkii 4aad uu Somaliland ugu geeryooday xanuunka Coronavirus. Agaasimaha guud ayaa...

Kiisaska Covid-19 ee Somaliland oo kordhay

Wasaaradda caafimaadka ee Somaliland ayaa sheegtay in ay diwaan galisay 35 kiis oo cusub kuwaas oo ah caabuqa Covid-19, iyadoo la baadhay 90 qof. Tirada...

Washington oo tobanaan kun oo qof ay iskugu soo baxeen

Dibad-baxyada la socda dalka Maraykanka ayaa sii xogaysanaya iyagoo galay maalintii 12-naad ee xidhiidh ah. Magaalada Washington ayay iskugusoo baxeen tobanaan kun oo qof. Dadka...

Qarax lala beegsaday saldhigga Turkiga ee Muqdisho oo dhimasho iyo dhaawac sababay.

Sida ay sheegayaan warar naga soo gaadhay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, qof ismiidaamiyay ayaa saaka isku qarxiyay kadinka hore ee saldhigga TURK-SOM, Kaasi oo...

Faransiiska oo Isael ugu baaqay in ay joojiso qabsashada dhulka Falastiin

Faransiisku wuxuu Israel ugu baaqay in ay joojiso qorshaha ay dhulka kaga qabsanayso Falastiin, taas oo ay wado xukuumadda TelAviv. Madaxweynaha Faransiiska, Enauel Macron, ayaa...

Madaxwayne Farmaajo oo aqbalay in kalsoonida lagala laabto raysal-wasaare Khayre, halkan ka akhri qoraalka...

Qoraal kasoo baxay Villa Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in madaxwayne Farmaajo uu aqbalay in kalsoonida lagala noqdo raysal-wasaare Xasan Cali Khayre, qoraalka Villa Soomaaliya...

Boqolaal maxaabiis ah oo kooxda Daalibaan ka xidhan oo lasii daynayo

Golaha sare ee Afkaanistaan ayaa ka shiraya sidii loosii dayn lahaa boqolaal maxbuus oo kale oo ka xidhnaa kooxda Daalibaan ee dagaalka hubaysan kula...

Hindiya oo noqotay dalka labaad ee ugu kiisaska badan dunida Covid-19

Hindiya waxay noqotay dalka labaad ee saamaynta ugu xun uu ku yeeshay xanuunka Covid-19, waxayna kor martay dalka Brazil oo hore u ahaa dalka...

Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka Itoobiya

Tigraygu waxay sii wadaan in ay duqeeyaan caasimadaha gobolada u dhaw oo ay ku eedaynayaan in ay la safanyihiin dawladda dhexe oo dagaal boqolaal...