Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa si joogto ah u wada in ay soo saaraan natiijada hor dhaca ah ee doorashooyinkii 31 May, 2021 ka dhacay deegaanada Somaliland.

Illaa 19 degmo-doorasho ayay natiijadooda ku dhawaaqeen Komishanka Doorashooyinka Qaranku.

Degmooyinkan ayaa lagu dhawaaqay natiijada:

1. Zeylac 2. Lughaya 3. Sallaxley 4. Buuhoodle 5. Las Anod 6. Xudun 7. Taleex 8. Gar-adag 9. Sheekh 10. Ceel Afweyn 11. Oodweyne 12. Caynabo 13. Baligubadle. 14. Baki 15. Ceerigaabo. 16. Burco. 17. Boorama 18. Berbera 19. Gabiley

Xisbiyada ayaa u kala helay sidan (Golayaasha Deegaanka) :

Baligubadle: Kulmiye  4. Waddani 3. Ucid  2.

Ceel-afwayn: Kulmiye 5. Ucid 3. Waddani 3

Oodwayne Waddani 6. Kulmiye 4. Ucid 1.

Caynaba: Kulmiye 4. Ucid 3. Waddani 2.

Sheekh: Ucid 3. Kulmiye 3. Waddani 3

Buuhoodle: Waddani 5. Kulmiye 4. Ucid 2.

Laascaanood: Ucid 3. Kulmiye 5. Waddani 5.

Taleex: Kulmiye 6. Waddani 3. Ucid 0

Sallaxley: Kulmiye 4. Ucid 3. Waddani 2.

Xudun: Kulmiye 7. Waddani 2. Ucid 0.

Lughaya: Kulmiye 5. Waddani 2. Ucid 2.

Saylac : Kulmiye 4. Waddani 4. Ucid 3

Gar-adag: Kulmiye 4. Waddani 3. Ucid 2

Baki: Waddani 5. Kulmiye 3. Ucid 1.

Ceerigaabo: Waddani 6. Kulmiye 5. Ucid 2

Burco: Waddani 5. Ucid 4. Kulmiye 4

Boorama: Waddani 5. Kulmiye 5. Ucid 3

Gabiley: Kulmiye 5. Waddani 4. Ucid 4.

Berbera: Waddani 4. Kulmiye 6. Ucid 3

GOLAHA WAKIILADA: 

Sool: Kulmiye 5. Waddani 4. Ucid 3

Awdal: Ucid 3. Kulmiye 5. Waddani 5
Togdheer: Ucid 4. Kulmiye 4. Waddani 7
Saaxil: Waddani 3. Kulmiye 4. Ucid 3

Degmooyinka iyo Wakiilada wixii kasoo kordha kala soco SAABTV.COM

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga