Golaha Midawga Murashaxiinta ee dalka Soomaaliya ayaa walaac xoogan ka muujiyay hannaanka doorashada ee imika socota.
Bayaan ay soo saareen Midawga Murashaxiinta ayaa lagu sheegay “in madaxweyne Farmaajo uu faro galin ku hayo arimaha doorashada.”
Waxay kusoo beegmaysaa xili ay gudida doorashooyinku dejiyeen jadwalka doorashada.