Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Beesha Caalamka ay ka sugayso dhaqaalaha lagu qabanayo doorashada sanadka 2020-2021, sida uu sheegay wasiirka maaliyaddu.

$36 million ayay Soomaaliya ka sugaysaa Beesha Caalamka, halka ay iyadu bixin doonto $4 million. Guud ahaan lacagta doorashad aku baxaysaana waa $40 million.

Doorashooyinka Soomaaliya ayaan wali xal rasmi ah laga gaadhin, iyadoo maanta Muqdisho lagu qabanayo kulan lagaga hadlayo dhaqaalaha doorashada.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga