Heshiis dhex maray Soomaaliya iyo hay’adda IMF

Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo hay'adda lacagta dunida ee IMF ayaa kala saxeexday heshiis qayb ka ah hannaanka dayn cafinta ee Soomaaliya. IMF ayaa hore uga...

Faahfaahinta khasaaraha dabkii Is-goyska Banaadir

Faahfaahin kooban ayaa kasoo baxaysa kahsaaraha ka dhashay dab xalay la bakhtiiyay oo ka kacay is-goyska Banaadir ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Dabka ayaan...

Fayraska Covid-19 oo kusii fidaya markii ugu horaysay Waqooyiga Kuuriya

Waqooyiga Kuuriya waxa ku fidaya fayraska Covid-19 oo markii ugu horaysay lagu arkay gudaha dalkaas, kadib sanado ay ka badbaaday fayraskan halista badan. Waa xili...

Ma ogtahay waxa ay tahay maalinta 18 May

Maalinta 18 May waxa si wayn looga xusaa guud ahaan deegaanada Somaliland iyo dhulalka kale ee ay ku sugan yihiin dadka Somaliland kasoo jeeda. Maxay...

Turkiga oo diiday xubinnimada NATO ee Sweden iyo Finland

Dawladda Turkiga ayaa diiday in gaashaan buurta NATO ay kusoo biiraan dawladaha Swden iyo Finland. Madaxweynaha dalka Turkiga, Erdogan, ayaa markii ugu horaysay caddeeyay sida...

Turkiga oo war kasoo saaray doorashadii Xasan Sheekh

Madaxweynaha Turkiga ayaa dhambaal hambalyo ah u diray madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Warqad uu soo diray madaxweyne Erdogan ayuu ku yidhi: “Waxaan...

Maraykanka iyo Kenya oo amniga Soomaaliya ka wada hadlay

Madaxweynaha dalka Kenya ayaa qasriga madaxtooyada ee dalkiisa ku qaabilay taliyaha ugu sareeya ciidamada Maraykanka ee Afrika, iyagoo ka wada hadlay arimo kala duwan. Maraykanka...

Maxaa ku cusub doorashada madaxtinimada ee Soomaaliya

Doorashada madaxtinimada ee dalka Soomaaliya ayaa hadda ka socota magaalada Muqdisho ee caasimadda ah, gaar ahaan teendhada Afisyooni ee gudaha madaarka. Doorashada arimaha ku cusub...

Ruushka oo Yukrayn ka xidhaya marinada badda

Dawladda Ruushka ayaa wada qorshe ballaadhan oo ay Yukrayn kaga xidhayso marinada badda. Odesa ayay duqeeyeen ciidamada Ruushku iyadoo dhimasho iyo dhaawac ka dhasheen. Madaxweynaha Yukrayn...

Faahfaahin laga helay weerarkii Farxaan Qaroole

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar lala eegtay taliyaha amniga ee gobolka Banaadir, Farxaan Qaroole. Weerarka oo ahaa mid miino loo adeegsaday ayaa ka...

Soomaalidii ugu badnayd oo kusoo baxay doorashada Ingiriiska

26 musharrax oo Soomaali-Britian ah ayaa ku guuleysatay doorashooyin golaha deegaanada ee dalka Britain. Waana markii ugu horeysay taariikhada dalka Britain oo tiro intaa...

Diwaan-gelinta murashaxiinta madaxweyne oo Muqdisho ka bilaabantay

Guddiga isku dhafka ah ee golaha shacabka iyo Aqalka Sare ayaa maanta magaalada Muqdisho ka bilaabayo diiwaan gelinta musharixiinta u taagan xilka madaxtinimo...

Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka Yukrayn

Hawl gal wayn oo lagu samata bixinayo dadka shacabka ah ee ku jira aaga warshadaha ee magaalada Mariupol ee dalka Yukrayn ayaa socda. Labada dhinacba...

Weerar dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Israel

Dhimashada illaa 3 qof ayaa la xaqiijiyay duleedka magaalada Tel Aviv ee caasimadda Israel, halkaas oo weerar lagu qaaday. Dhaawaca illaa 4 qof oo kale...

Maraykanka “oo gacan ka gaystay weerarkii markabkii Moskva”

Maraykanka waxa lagu ogaaday in ciidamadiisu ay door laxaad leh ka qaateen markabkii la qarxiyay, Moskva, kadibna degay ee ciidamada Ruushku ay lahaayeen. Sirdoonka Maraykanka...

Maraykanka oo war kale kasoo saaray weerarkii Ceelbaraf

Dawladda Maraykanka ayaa war kale kasoo saartay weerarkii saddex maalmood ka hor ay alShabaab ku qaaday deegaanka Ceelbaraf. Weerarka waxa lagu dilay illaa 40 askari...

Dagaal ka bilaabmay Aaga Warshadaha Mariupol ee Yukrayn

Dagaal culus ayaa ka bilaabmay Aaga Warshadaha ee magaalada Mariupol ee dalka Yukrayn, sida uu xaqiijiyay sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada Yukrayn. Mariupol waxa...

Axmed Karaash oo wasiiro casilay iyo Deni oon ka raali ahayn

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland ayaa sheegay in uu xilka ka qaaday wasiirada maaliyada, arimaha gudaha, iyo amniga maamulkaas. Wareegto kasoo baxday xafiiska Axmed Karaash...

Sicir-bararka oo Soomaaliya ku kordhaya kadib qamandida Yukrayn ee la waayay

Sicir-bararka ka jira Soomaaliya ayaa la filayaa in uu kordho 10% labada bilood ee soo socota, waxa xaqiijiyay sarkaal ka tirsan Bangiga Dhexe ee...

Midawga Afrika oo weerarkii Ceelbaraf kala hadlay Burundi

Gudoomiyaha Midawga Afrika ayaa weerarkii deegaanka Ceelbaraf ee Soomaaliya kala hadlay dawladda Burundi. Musa Faki ayaa Burundi ka tacsiyeeyay dhimashada askarta dalkaas u dhalatay ee...