Waqooyiga Kuuriya waxa ku fidaya fayraska Covid-19 oo markii ugu horaysay lagu arkay gudaha dalkaas, kadib sanado ay ka badbaaday fayraskan halista badan.

Waa xili Waqooyiga Kuuriya ay hore u xidhay dhamaan xuduudaha dalkaas hadii ay noqoto dhanka badda, cirkka iyo dhulkaba.

Hogaamiyaha Waqooyiga Kuuriya, Kim Jong Un, ayaa ku canaantay madaxda dalkiisa in aanay ka taxadirin sidii dalkaas looga ilaalin lahaa fayraska.

Arintan ayaa sabab looga dhigayaa in dadka qaar ay galeen safaro ka baxsan gudaha dalkaas oo badi sabab looga dhigayo in Covid-19 uu ku faafo Waqooyiga Kuuriya.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga