26 musharrax oo Soomaali-Britian ah ayaa ku guuleysatay doorashooyin golaha deegaanada ee dalka Britain. Waana markii ugu horeysay taariikhada dalka Britain oo tiro intaa la eg oo ka soo wadada jeeda Soomaali ay guul ka soo hoyaan doorashadii  Khamiistii ka dhacay dalka Britain

Xisbiga talada haya ee Conservatives ayaa lumiyey 500 oo kursi, halka xisbiga mucaaradka uu helay 163 kursi oo dheeri ah.

Soomaalida soo baxday ayaa kala ah:

1. Awale Olad – Camden

2. Harbi Farah – Brent

3. Abdi Aden – Brent

4. Amina Ali – Tower Hamlets

5. Hibaq Jama – Bristol

6. Faduma Hassan – Brent

7. Abdirazak Abdi – Brent

8. Mohamed Hashi Lambeth

9. Kasim Ali – Kensington

10. Bashir Ibrahim Islington

11. Amal Ali  – Bristol

12. Yasin Mohamud – Bristol

13. Safiya Saeed – Sheffield

14. Mahadi Hussein Sharif Mahamed – Manchester

15. Issa Issa – Lambeth

16. Hodan Haili – Ealing

17. Sagal Abdiweli – Camden

18. Maleiki Haybe Sheffield

19. Naima Ali – South london

20. Ibrahim Ali – Bruce Castle

21. Ifrah Samatar – Hackney

22. Fadumo Mohamed – Southall

23. Abdullah Abdullah – Enfield

24. Dahabo Haji Isse – Kensington and Chelsea

25. Abdullah Nur- Kensington and Chelsea

26. Ibrahim Saeed- Cardiff.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga