Gudoomiyaha Midawga Afrika ayaa weerarkii deegaanka Ceelbaraf ee Soomaaliya kala hadlay dawladda Burundi.

Musa Faki ayaa Burundi ka tacsiyeeyay dhimashada askarta dalkaas u dhalatay ee lagu dilay weerarka alShabaab ku qaaday xero ay deegaanka ku lahaayeen.

AlShabaab waxay sheegatay in ay weerarka ku dishay 173 askari balse weli may qiran dawladda Soomaaliya iyo Midawga Afrika.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga