Dawladda Ruushka ayaa wada qorshe ballaadhan oo ay Yukrayn kaga xidhayso marinada badda.

Odesa ayay duqeeyeen ciidamada Ruushku iyadoo dhimasho iyo dhaawac ka dhasheen.

Madaxweynaha Yukrayn ayaa ka digay in dalkiisa laga xidho marinada Badda Madow waxuuna ka sheegay in ay go’doon galayaan.

Maraykanka ayaa xaaladda taagan ku sifeeyay dagaalkii labaad ee dunida.

Ruushku wuxuu hore u qabsaday magaalo xeebeedyo dhawr ah balse hadda wuxuu rabaa in uu inta hadhay qabsado.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga