Dawladda Turkiga ayaa diiday in gaashaan buurta NATO ay kusoo biiraan dawladaha Swden iyo Finland.

Madaxweynaha dalka Turkiga, Erdogan, ayaa markii ugu horaysay caddeeyay sida ay dawladdiisu ugasoo hor jeedo in labadaas dal ay kusoo biiraan NATO.

Dhanka kale Turkigu wuxuu diiday in wada hadal uu ka dhaco magaalada Ankara, kaas oo Finland iyo Sweden ay ku dalbanayaan ku biiritaanka NATO. Codsi ku aadan arintan ayaa ka yimi labadaas dawladood.

Sababta uu Turkigu u diiday ayaa ah in dawladahani ay hore u taageereen cuno-qabatayn ka dhan ah Turkiga, sida Sweden oo sanado ka hor laashay heshiis hubka ah oo ka dhexeeyay Turkiga.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga