Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar lala eegtay taliyaha amniga ee gobolka Banaadir, Farxaan Qaroole.

Weerarka oo ahaa mid miino loo adeegsaday ayaa ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho, Isbaaradii Shabeele.

Inta la xaqiijiyay afar ka mid ah ilaalada Farxaan Qaroole ayaa ku dhaawacmay weerarka.

Ma jiro wax khasaare ah oo soo gaadhay taliye Qaroole.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga