Guddoomiyaha UCID oo ka hadlay wada-xaajoodka Somalia

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa ka hadlay wada hadalka u dhaxeeya Somaliland iyo Somalia. Eng. Faysal Cali Waraabe oo saxaafadda Hargeysa kula hadlay...

Maxay daarranyihiin dibad-baxyada Jigjjigi?

Magaalada Jigjiga ee xarunta u ah deegaanka Soomaalida ee dalka Itoiobiya waxa saaka ka socda mudaharaado waawayn oo lagagasoo hor jeedo masaajido lagu gubay...

Trump iyo Dimuqraadiyiinta oo gorodda iskula jira

Aqalka Senate-ka ee dalka Maraykanka ayaa ku kala qaybsan xil-ka-xayuubinta madaxweyne Donald Trump oo todobaadkii lasoo dhaafay in xilka ka qaadeen aqalka hoose ee...

Dawladda Soomaaliya oo wali doorasho qof iyo cod ah ku adkaysanaysa

Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa wali ku adkaysanaysa doorasho qof iyo cod ah oo sanadka danbe ka dhacda guud ahaan Soomaaliya. Ra'iisulwasaare ku xigeenka dawladda federaalka...

Ashraf Ghani, madaxwaynihii dalka Afgaanistaan, oo muddo xileed kale oo shan sanno ah ku...

Sida ay muujiyeen natiijooyin horudhac ah oo soo baxay, madaxwaynaha talada haya ee dalka Afgaanistaan Ashraf Ghani, ayaa mar kale loo doortay jagada madaxtinimada...

Siyaasi caan ah oo madaxwayne Farmaajo ku dhaliilay inuu roog cas dhigtay xilli ay...

''Madaxwaynuhu waa taliyaha ciidanka qalabka sida. Waa in awooddiisa hoggaan uu inta kale tusaale ugu noqdo dhinaca dhiirranaanta, naf hurka, geesinnimada iyo tawaaduca. Villa Somalia...

Maxaa kasoo baxay kulankii madaxweynaha iyo mucaaridka?

Madaxtooyada Somaliland ayaa war kasoo saartay kulankii saaka ee u dhaxeeyay madaxweyne Muuse Biixi iyo madaxda mucaaridka. Kulanka ayaa lagaga hadlay arimaha doorashooyinka iyo dhibaatooyinka...

Somaliland oo diiday wada-hadalka Somalia

Dawladda Somaliland ayaa kasoo horjeedsatay baaq kasoo baxay dawladda federaalka Soomaaliya kaas oo ku aadanaa sii anba qaadida wada hadaladii u dhaxeeyay labada dhinac. War...

Madaxweynaha iyo mucaaridka oo shiraya

Aqalka madaxtooyada Somaliland waxa hadda uu shir uga socdaa madaxweynaha Somaliland iyo madaxda xisbiyada mucaaridka. Muuse Biixi, Faysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka...

Baro lamaanaha ugu da’da wayn caalamka

Lamaanaha ugu da'da wayn dunida ayaa u debaal degaya sanad guurada 80-naad ee guurkooda, waxaana xaflad ballaadhan loogu qabtay magaalada Austin ee gobolka Texas...

Daacish oo dib isu soo abaabulaysa

Kooxda Daacish ayaa mar kale u muuqata mid isa soo abaabulaysa, laba sanno kadib markii ay lumiyeen deegaankii ugu danbeeyay ee ay gacanta ku...

Farmaajo oo diyaar u ah wada-hadalka Somaliland

Xukuumadda madaxweyne Farmaajo ayaa muddo sadex sanno ah kadib sheegtay in ay diyaar u tahay wada hadal ay la furto dawladda Somaliland. Guddi ay xukuumaddu...

Ashraf Qaani oo mar kale madaxweyne noqonaya

Ashraf Qaani wuxuu u muuqdaa mid mar kale kusoo noqonaya hogaanka dalka Afkaanistaan. Wuxuu ahaa nin qoonyahan ah oo talada dalkan ku guulaystay sanadkii 2014kii. Ninkan...

Madaxwaynaha Somaliland oo ka tacsiyeeyay wasiir xukuumaddiisa katirsan oo ay hooyadii geeryootay

Qoraal tacsi ah oo kasoo baxay xafiiska afhayeenka madaxtooyada Somaliland, oo soo gaadhay waaxda Online-ka ee Telefishanka Saab TV, ayaa u dhignaa sidan: ''TACSI MADAXWEYNE:...

Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Dabageed, oo safar dibadda ah kasoo laabtay, ayaa sheegay...

Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar ''dabgeed'' oo maanta ku soo laabtay magaalada Beledwayne, ayaa sheegay inu faraha ka baxay ammaanka Hirshabeelle,...

Saaka iyo Ceel-afwayn: madax katirsan xukuumadda iyo waxgarad kale ayaa ku sugan, iyadoo loo...

Waxaa Saaka ku sugan Nabadaynta Labada beelood ee walaalaha ah ay wada qaateen dhawaan, Wasiiro ka Tirsan Xukuumada Somaliland, Maamulka Gobolka Sanaag, Degmada, Masuuliyiin...

Maxaa kasoo kordhay weerarkii Gaalkacayo

Xalayto waxa koonfurta magaalada Gaalkacayo we xarunta gobolka Mudug lagu weeraray saraakiil ka tirsan ciidanka xooga Soomaaliya. Gaadhi walxaha qarxa lagusoo xidhay ayaa kala...

Warar kasoo baxaya qaraxii Gaalkacyo ee xalay

Sida ay sheegayaan warar uu helayo Telefishanka Saab TV, khasaaraha ka dhashay qaraxii loo adeegsaday baabuurka ee xalay ka dhacay Hotel-ka Five Star oo...

Boqorkii 70-ka xaas qabay ee Swaziland

Boqor Sobhuza II waxa lagu sheegaa hogaamiyihii ugu mudada dheeraa dal xukuma taariikhda casriga ah marka la eego qaarada Afrika. Wuxuu dalka Swaziland u...

Hindiya oo dibad-baxyadu xoogaysteen

Dalka Hindiya waxa sii xogaysanaya dibad baxyada ay dadku dhigayaan, iyadoo ay ka cadhoodeen sharciga muwaadinnimada. Raysalwasaare Nrendra Modi ayaa iskugu yeedhay golahiisa wasiirada si...

Wararkii Ugu akhriska badnaa