Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland ayaa sheegay in uu xilka ka qaaday wasiirada maaliyada, arimaha gudaha, iyo amniga maamulkaas.

Wareegto kasoo baxday xafiiska Axmed Karaash ayaa lagu sheegay in xilka laga qaaday waasiiradaas.

Wasiiradan ayaa ahaa kuwo aad ugu dhow madaxweyne Deni, iyadoo la filayo in khilaafka labada dhinac mar kale cirka iskusii shareero.

Madaxweyne Deni

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga