Ciidamo sheegay in ay Somaliland ka goosteen

Ciidamo watay gaadiid milatari ayaa sheegay in ay ka goosteen ciidamada qaranka Somaliland, sida ay sheegayaan wararka ka imanaya gobolka Sanaag ee bariga Somaliland. Waxa...

Kenya oo hogaanka IGAD la wareegaysa

Dawladda Kenya ayaa qaban doonta hogaanka sare ee urur goboleedka IGAD, sida ay tilmaamayaan xogo ay warbaahinta SAAB ka helayso magaalada Addis Ababa ee...

Saraakiil Kenyan ah oo lagu dilay Gaarisa

Ciidanka Kenya ayaa qirtay in saraakiil lagaga laayay deegaan u dhaw magaalada Gaarisa oo aan sidaa uga fogayn xadka ay la leedahay dalka Soomaaliya. Warbaahinta...

Baarlamanka Soomaaliya oo mooshin ka keenaya ciidanka Kenya

Baarlamanka dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa in kulankooda ugu horeeya ay ka doodaan mooshin ka dhan ah ciidanka Kenya ee ku sugan gudaha...

Somaliland, muddo sannad ka yar, 136 ayaa ku geeryooday shilal-baabuurta, iyadoo ay ku dhaawacmeen...

Taliska ciidamada nabadgelyada Waddooyinka Somaliland, ayaa sheegay in 136 qof ku geeriyoodeen shilal-gadiid oo sagaalkii bilood ee ugu dambeeyay dalka ka dhacay, shilalkaas, oo...

Waa kuma siyaasiga keliya ee Somaliland ka socda ee Kismaayo tegay si uu uga...

Magaalada Kismaayo ee xarunta maamul-goboleedka Jubbaland, ayaa waxaa maanta ka dhacday xafladda caleema-saarka madaxwaynaha dib loo doortay ee Jubbaland Axmed-madoobe. Xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa gebi...

Soomaaliya oo mar kale xayiraad kusoo rogtay duulimaadyadii tooska ahaa ee magaalada Kismaayo, kadib...

Warar uu helay telefishanka Saab ee caalamiga ah, ayaa sheegaya inay dawladda Soomaaliya gaar ahaan haayadda duulimaadyada rayidka ahi, ay mar kale xayiraad kusoo...

Madaxda IGAD, ayaa iskugu tegay Addis Ababa si ay uga qaybgalaan furitaanka beer 130...

Beerta Unity, oo ah beer wayn oo kutaal magaalada Addis ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, taasoo muddo illaa 130 sannadood ah ahayd xafiiska boqorradii,...

Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Madaxweynaha Jabuuti Kala Qayb-galay Aas Loo Sameeyey...

Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska afhayeenka madaxtooyada Somaliland, ayaa lagu yidhi sidan: Djibouti-11-10-2019-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta ka...

Sheekh Shariif, Xasan Sheekh iyo Cabdirraxmaan Cabdishakuur oo u duulay Kismaayo

Warar uu helayo Telefishankan Saab, ayaa sheegaya in madaxwaynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wefti ka tirsan xisbiga Himilo ay u...

Magaalada Boosaaso, ciidanka ayaa gacanta ku dhigay khamri badan iyo dadkii watay

Taliska ciidanka booliska ee gobolka Bari, ayaa hawlgal ay ku sheegeen mid qorshaysnaa waxay ka fuliyeen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari, kaasoo ay...

Rwanda oo soo saaraysa moobilada casriga ah

Shirkadda Mara Group ee dalka Rwanda ayaa markii ugu horeysay taariikhda Africa soo saartay moobilada gacanta oo casri ah, ama waxa afka qalaad lagu...

Madaxweyne Deni oo Kismaayo kusii jeeda

Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa saaka bookhasho ku tegaya magaalada Kismaayo ee koonfurta Soomaaliya. Siciid Deni ayaa lagu wadaa in uu ka qayb galo caleemo-saarka madaxweynaha...

Tomori iyo Abraham oo xulkooda mustaqbalka ka fikiraya

Labada ciyaaryahan ee kala ah Fikayo Tommori iyo Tammy Abraham ee u safta naadiga Chelsea ee ka dheela horyaalka Ingiriiska ayaan wali qaadan go'aan...

Kalfadhiga 6-aad ee baarlamanka Soomaaliya oo furmaya

Waxa maanta lagu wadaa in uu furmo kalfadhiga lixaad ee baarlmanka federaalka Soomaaliya, iyadoo uu ka qayb gali doono madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed...

Ilhan Cumar iyo saygeeda oo kala tagaya

Xildhibaanadda ka tirsan aqalka Koongareeska Maraykanka ee lagu magcaabo, Ilhan Cumar, ayaa dacwad ay ku dalbanayso in ay saygeeda kala tagaan gaysay maxkamad ku...

Solskjaer oo shaqada Man United la gaboobay

Tababaraha kooxda ka ciyaarta horyaalka Ingiriiska ee Manchester United ayaa sawiro dhawaan laga qaaday ay muujinayaan gabow wajigiisa ka muuqda, xili macalinkan uu cadaadiskii...

Soomaaliya oo Kenya cabasho ka gudbisay

Dawladda federaalka Soomaaliya ayaa cabasho rasmi ah u gudbisay hay'adda hawada iyo duulimaadyada Qaramada Midoobay ee ICAO. Soomaaliya waxay ka cabanaysaa dawladda Kenya oo ku...

Maraykanka ayaa ku dhawaaqey arin dhabar-jab ku noqonaysa kurdiyiinta dalka suuriya

Aqaalka cad ee looga arimiyo dalka maraykanka ayaa sheegay in ciidamadoodaku sugan waqooyiga dalka suuriya ee tageera ciidamada kurdiyiinta  in ay iskaga bixi doonan waqooyiga...

Ilwad Elman ma ku guulaysan doontaa abaal-marinta Nobel Prize

Ilwad Elman oo ah gabadh asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya, balse haysata dhalashada waddanka Canada ayaa sanadkan kusoo baxday liiska dadka u taagan Billadda...