Dawladda federaalka Soomaaliya ayaa cabasho rasmi ah u gudbisay hay’adda hawada iyo duulimaadyada Qaramada Midoobay ee ICAO.

Soomaaliya waxay ka cabanaysaa dawladda Kenya oo ku xadgudubtay hawada dalkeeda, kadib markii diyaarad si toos ah ugasoo duushay Nairobi ay cago dhigatay magaalada Kismaayo.

Dawladda Soomaaliya ayaa hore xayiraad dhanka duulimaadyada ah u saartay maamulka Jubbaland, iyadoo diyaarad aan soo Muqdisho aanay tagi karin Kismaayo.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga