Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa saaka bookhasho ku tegaya magaalada Kismaayo ee koonfurta Soomaaliya.

Siciid Deni ayaa lagu wadaa in uu ka qayb galo caleemo-saarka madaxweynaha lagu muransanyahay ee Jubbaland, Axmed Madoobe.

Dawladda dhexe doonaysa in aanay Puntland ka qayb galin caleemo-saarkaas, balse xukuumadda Deni ayaa diiday, kuna adkaysatay in ay ka qayb gasho.

Diyaaradda sida ayaan mari doonin magaalada Muqdisho, waxayna si toos ah uga degaysaa magaalada Kismaayo.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga