Taliska ciidamada nabadgelyada Waddooyinka Somaliland, ayaa sheegay in 136 qof ku geeriyoodeen shilal-gadiid oo sagaalkii bilood ee ugu dambeeyay dalka ka dhacay, shilalkaas, oo tirada ku dhaawacantayna ay tahay 2549 qof.

Taliyaha ciidanka nabadgalyada Wadooyinka Somaliland, gaashanle dhexe Khadar Jaamac Cilmi, ayaa ciidamada Jooga baraha Kaantaroollada laga soo galo lagagana baxo Magaalooyinka faray in aanay sii dayn gaadhi aanu sharcigiisu dhamayn.

Saab TV, waa meesha kuugu dhow, ee aad ka heli karto wararkii ugu dambeeyay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga