Xildhibaanadda ka tirsan aqalka Koongareeska Maraykanka ee lagu magcaabo, Ilhan Cumar, ayaa dacwad ay ku dalbanayso in ay saygeeda kala tagaan gaysay maxkamad ku taala gobolka laga soo doorto ee Minnesota.

Ilhan Cumar oo asal ahaan kasoo jeedda Soomaaliya ayaa maxkamadda ka dalbatay in ay ka furto saygeeda Axmed oo 19-sanno ka hor ay is guursadeen, balse ay mar kala tageen intii mudadaa u dhaxaysay.

Sheekada lammaanahan ayaa qabsatay warbaahinta Maraykanka, iyadoo illaa bishii August la hadalhayay warkan.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga