WARAR SAAB TV SOO GAADHAY, AYAA SHEEGAYA INUU DIBU DHAC KU YIMI SHIRKA DIBU-HESHIISIINTA...

Shirkii dibu heshiisiinta ee maanta lagu waday inuu ka furmo magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud, ayaa lagu soo warramayaa inuu maanta dib u dhac...

ALSHABAB OO JOOJISAY DHISMAHA STADIUM MUQDISHO

Sida uu baahiyay talafishanka afka Soomaaliga ku hadla ee Universal, amar kasoo baxay kooxda alShabab ayaa lagu joojiyay dayac-tirkii garoonka Stadium Muqdisho. Al-shabaab ayaa la...

Waddada u dhexaysa Jawhar iyo Balcad ayaa lagu dilay masuuliyiin

Warar Saab TV uu helayo, ayaa sheegaya in illaa 3 masuul oo ka tirsan maamulka Hir-shabeelle lagu dilay waddada u dhexaysa Jawhar iyo Balcad. Geerida...

Mareykanka oo Ciidamo difaacaya Xarumaha Shidaalka u Diray Sacuudiga.

Xoghayaha Difaaca Mareykanka Mark Esper ayaa ku dhawaaqay inuu qorsheynayo ciidamo loo diro Sacuudi Carabiya, kaddib weeraradii todobaadkii hore lagu qaaday xarumaha laga soo...

Qaraxyo ka dhacay Muqdisho iyo Balli-doogle

Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax laga maqlay meel u dhaw kulliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho, inkasta oo aanu jirin...

Sheekh Shariif, Xasan Sheekh iyo Cabdirraxmaan Cabdishakuur oo u duulay Kismaayo

Warar uu helayo Telefishankan Saab, ayaa sheegaya in madaxwaynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wefti ka tirsan xisbiga Himilo ay u...

Maamulka degmada Jalalaqsi, ayaa sheegay inay dileen xubno Al-shabaab kamid ahaa

Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi oo katirsan gobolka Hiiraan, ayaa sheegay inay dileen xubno katirsan Al-Shabaab Kadib markii ciidamada dawladda federaalka ay weerar ku qaadeen baabuur...

“Waxaad Moodaa Xukuumadeena In Jin Dhago La’ uu Ku Jiro “Xildhbaan Bulqaas.

Xildhibaano ka tirsan gollaha wakiiadda somaliland ayaa ka hadlay xaaladda goboladda sool iyo sanaag xildhibaanadan oo laga soo doorto goboladaasi isla markaana ka wada...

Khayre oo si adag ula hadlay beesha caalamka

Ra'iisulwasaaraha dawladda federaalka Soomaaliya ayaa si adag ula hadlay beesha caalamka ee ka shaqysa arimaha horumarka. Xasan Cali Khayre oo magaalada Paris kaga qayb...

Cabdirraxmaan Cabdishakuur, oo shuruudo ku xidhay lakulanka madaxwayne Farmaajo

Guddoomiyaha xisbiga WADAJIR Cabdirraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa qaadacay kulan uu maanta madaxwayne Maxamed Cabdillaahi Farmaajo la yeelanayay hoggaamiyeyaasha xisbiyada qaranka ee Soomaaliya kajira, Mr....

Wasiir hore oo dhakhtar Hargeysa ah lagu daweeyay

Cisbitaalka Gargaar oo ku yaala magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa wada daawaynta cudurada ku dhaca wadnaha. Gargaar waa mid ka mid ah cisbitaalada ugu...

Saxafiyadii shaqada ku wayday su’aasha

Gabadh saxafiyad ah iska markaana u dhalatay dalka Ruushka ayaa shaqada laga eryay kadib markii ay su'aal waydiisay madaxweynaha Ruushka. Alisa Yarovskaya ayaa madaxweyne Vladamir...

”Kuwii Dilay Sulaymaani, waxay la kulmi doonaan aargoosi daran” Hoggaamiyaha sare ee Iiraan ayaa...

Xilli hore maanta oo Jimce, Maraykanku wuxuu ku dilay gudaha dalka Ciraaq hoggaamiye sare oo ka tirsan ciidanka ilaallada kacaanka isagoo sidoo kale hoggaamiye...

Waa kuma ciyaartoyga caanka ah ee uu madaxwaynaha Turkigu cunaqabataynta saaray kaasoo ahaa qani...

Hakan Sukur waa gooldhaliyaha ugu weyn Turkiga waxaanu kamid ahaa weeraryahannadii loogu jeclaa qaaradda Yurub. Si kale kuma garatide waa Halyeey. Haddaba ninkan dalkiisa laga...

Saylici oo daah-furay mashruuc ay Somaliland hore u diiday

Madaxweyne ku xigeenka jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil ku daah-furay mashruuc lagu horumarinayo magaalada xeebta ku taala ee Berbera. Mashruuca...

Xuutiyiinta oo soo riday diyaarad uu Sucuudigu leeyahay

Kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaalanta waddanka Yemen ayaa sheegtay in ay soo rideen mid ka mid diyaaradaha dagaalka Sucuudiga oo maraysay hawada dalkooda. Is-bahaysiga Sucuudiga...

Shaqaale Hormuud ka tirsan oo ku dhintay duqaynta Maraykanka

Shirkadda is-gaadhsiinta ee Hormuud ee dalka Soomaaliya ayaa sheegtay in madaxii shirkadda ee degemda Jilib lagu dilay duqayn ay fuliyeendiyaaradaha aan cidi wadin ee...

Taliye katirsan nabadsugidda Soomaaliya oo xilkii laga qaaday

Magaalada Muqdisho warar naga soo gaadhay ayaa sheegaya in xilka laga qaaday taliyihii nabadsugidda gobolka Banaadir oo magaciisa layidhaa Ibraahin Macallin Cabdillaahi. Ilo-wareedyo ay heshay...

Raysalwasaaraha Sudan oo shirqool-dil ka badbaaday

Raysalwasaaraha waddanka Sudan ayaa ka bedbaaday isku-day-dil oo ka dhacay magaalada caasimadda ah ee Khartuum, sida ay warbaahinta dawladdu xaqiijisay.   Gaadhiga uu wetay ayaa...

Khayre oo Addis u duulay xili cabsida Corona ay taagantahay

Raysalwasaaraha xukuumadda federaalka ee Soomaaliya ayaa saaka u duulay magaalada Addis Ababa ee caasimadda waddanka Itoobiya, halkaas oo ay uga bilaabmayso booqasho rasmi ahi. Xasan...