Cisbitaalka Gargaar oo ku yaala magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa wada daawaynta cudurada ku dhaca wadnaha.

Gargaar waa mid ka mid ah cisbitaalada ugu waawayn Somaliland, waxaana jooga dhakhaatiir tiro badan oo takhasusuyo kala duwan leh.

Dadka mudooyinkii danbe lagu daweeyay waxa ka mid ahaa wasiir ku xigeenkii hore ee Warfaafinta Somaliland, Maxamed Muuse Abees. Saxaafadda ayuu ka hadlay isaga oo ka dareen celiyay caaladisa caafimaad

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga