Xildhibaano ka tirsan gollaha wakiiadda somaliland ayaa ka hadlay xaaladda goboladda sool iyo sanaag xildhibaanadan oo laga soo doorto goboladaasi isla markaana ka wada tirsan xisbil xaakimka kulmiye ayaa waxa ay xukuumada somaliland ku eedeeyeen in ay ka gaabisay xaaladda gobolada sool iyo sanaag hadalka xildhibaanada ayaa ku soo beegmaya xilli masuuliyiin ka socda maamulka puntland ay socdaal ku joogaan deegaano ka tirsan sool iyo sanaag halkaas oo ay ka fuliyeen mashaariico horumarineed

labadan xildhibaan ayaa kala ahaa xildhibaan maxamed cismaan bulqaas iyo xildhibaan cabdiqaadi jaamac xaamud

labadan xildhibaan ayaa xukuumadda somaliland ugu baaqay in ay il gaar ah ku eegto deegaanadaasi

 https://www.youtube.com/watch?v=mDEQQKGsl74

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga