Raysalwasaaraha waddanka Sudan ayaa ka bedbaaday isku-day-dil oo ka dhacay magaalada caasimadda ah ee Khartuum, sida ay warbaahinta dawladdu xaqiijisay.
 
Gaadhiga uu wetay ayaa lagu dhuftay gaadhi kale oo walxaha qarxa lagasoo buuxiyay, balse wuxuu ahaa nooca aanay xabaddu karin oo waxba muu noqon, sida ay dawladdu sheegayso.
Warkan oo faahfaahsan goor dhow ka daawo SAABTV.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga