18.3 C
Hargeisa
Thursday, November 6, 2025
Saab TvWararkaSaylici oo daah-furay mashruuc ay Somaliland hore u diiday

Saylici oo daah-furay mashruuc ay Somaliland hore u diiday

Date:

Related stories

Dalka Jabuuti oo Tijaabiyey Dayax-gacmeedkii u horeeyey

Dalka Jabuuti ayaa hawada sare u dirtay Dayax-gacmeedkeedii ugu...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka Hadlay Mawqifkooda Dagaalka Gaza

Madaxweynaha Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Riyaad...

Itoobiya oo Mar kale Caddaysay sida ay u Doonayso inay Bad ku hesho

Xukuumadda Itoobiya ayaa sheegtay in qorshaha ay dawlad ahaan...

Ajandaha Golaha Guurtida iyo qodobada xaasaasi ah ee ku jira

Ajandaha kal-fadhiga 83aad ee Golaha Guurtida Somaliland oo ka...

Madaxweynaha Somaliland oo ka Qaybgalay 30-Guurada Kasoo Wareegtay Aas-Aaskii Ciidanka Booliska.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka...
spot_imgspot_img

Madaxweyne ku xigeenka jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil ku daah-furay mashruuc lagu horumarinayo magaalada xeebta ku taala ee Berbera.

Mashruuca ayuu maal galinayaa Midawga Yurub waxaana munaasibadda daah-furka ka qayb galay ergeyga Midawg Yurub ee Soomaaliya, Nicholas Berlanga.

Mashruucan oo loo bixiyay Berbera Urban Development ayay dawladda Somaliland hore u diiday, balse waxa aqbalay maayirka magaalada Berbera oo u socdaalay xafiiska Midawga Yurub ee magaalada Nairobi, maantana waxa si ramsi ah u daah furay madaxweyne ku xigeenka Somaliland, mudane Saylici.

Dawladda Soomaaliya iyo Midawga Yurub ayaa hore u kala saxeexday mashruuc ballaadhan oo kan Berbera uu hoos tagayo, kaas oo laga fulinayo magaalooyin dhawr ah oo ku yaala Soomaaliya.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga