Raysalwasaaraha xukuumadda federaalka ee Soomaaliya ayaa saaka u duulay magaalada Addis Ababa ee caasimadda waddanka Itoobiya, halkaas oo ay uga bilaabmayso booqasho rasmi ahi.

Xasan Cali Khayre ayaa la sheegay in uu la kulmi doono madaxda Itoobiya, iyagoo ka wada hadlaya arimaha labada waddan ee jaarka ah.

Safarkiisa ayaa kusoo beegmaya xili ay si badanayaan tirada dadka caabqua Covid-19 qaba ee dalka Itoobiya, isla markaana ay dawladaha caalamku hakiyeen duulimaadyada caalamiga ah, si looga baaqsado fiditaanka caabuqa Coronavirus.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga