Shariif iyo Xasan Sheekh oo hanjabaad culus dawladda u diray

Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmee, ayaa hadalo adag ku duray dawladda federaalka Soomaaliya gaar ahaanna madaxda dawladda oo...

Ciidamo taageersanaa wasiir Janan oo ciidanka federaalka lagu darayo

Boqolaal ciidan ah oo daacad u ahaa wasiirkii amniga Jubaland, Cabdirashiid Janan, ayaa ku biiraya ciidanka dawladda federaalka Soomaaliya, sida ay tilmaamayaan xogaha ay...

Dab khasaare ka gaystay oo ka kacay kaymaha Australia

Illaa 3 qof ayaa ku dhintay halka kumanaan kalana ay ku dhaawacmeen dab xoog badna oo ka kacay kaymo ku yaala waddanka Australia. Dabkan...

Jabbuuti iyo Itoobiya oo dhisaya waddo casri ah, taasoo kor u qaadi doonta dhaqaalaha...

Madaxwaynaha jamhuuriyadda Jabbuuti, mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wasiirka gaadiidka ee dalka Itoobiya Dagmawit Moges, ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay jidka isku...

”Boorama colaad uma baahna” Xildhibaan Indho-indho oo Suldaan Wabar ugu baaqay inuu soo noqdo...

Xildhibaan Indho-indho, oo katirsan golaha guurtida Somaliland, ayaa magaalada Boorma kula hadlay warfidiyeenka, xildhibaanka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay xaalado nabadgeliyo darro oo...

Somaliland: ”Waa sharci darro xilka laga qaaday guddoomiyaha baarlamaanka Puntland, Dhoobo Somaliland waannu kusoo...

Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay xilka-qaadistii dhawaan lagu sameeyay guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Puntland, Dhoobo daarood  Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed). Wasiirka wasaaradda biyaha Somaliland, Saleebaan Cali...

Maayir ay dibad-baxayaal cadhaysani wadooyinka ku garaaceen

Gabadh maayir ka ah magaalo lu taala Bolivia ayay dhulka jiid-jiideen kooxo gadoodsan oo mudaharaadayaal ahi. Patricia arce, ayay kooxo mucaaridka taageersani ay kala soo...

Trump oo lagu xukumay in uu bixiyo $2 million

Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa lagu amray in uu bixiyo aduun lacageed oo dhan $2million, arintaas oo loo sababeeyay deeqo uu musuqmaasuqay. Donald Trump ayay maxkamad...

Trump maku guulaysan doonaa dhexdhexaadinta Masar iyo Itoobiya?

Donald Trump waxa uu dhexdhexaadinayaa wadamada Itoobiya iyo Masar oo isku haya biyaha webiga Niil, xili Itoobiya ay dhisanayso dhaamka ugu wayn Afrika ee...

Soomaaliya oo Bil Kadib Bixinaysa Shantiga 30 Bilyan oo foosto shidaal ah.

Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa Shaacisay in Bil kadib ay Bixinayso shantiga ilaa 30 Bilyan oo foosto oo shidaal ah taas oo ay Dawladu uga Goleedahay...

Digniin Lagasoo Saaray Fatahaado Horleh oo Kusoo Wajahan Soomaaliya.

Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa Digniin Horleh Kasoo Saartay  fatahaaddo iyo daadad mar kale ku dhufta qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya. War-Saxafadeedkan oo ay soo Saartay...

Soomaali ku guulaystay doorashooyinka Maraykanka

Nadia Maxamed oo 23 sanno jirta ayaa ku guulaysatay mid ka mid ah kuraasta magaalada Saint Louis ee gobolka Minesota, waxay noqonaysaa qofkii ugu...

Guddoomiyaha golaha guurtida, madaxda hogggaamiyeyaasha dhaqanka iyo kuwa xisbiyada mucaaradka ah ee Somaliland, ayaa...

Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland, ayaa bogaadiyay nabadaynta beelaha Ceelafwayn, sidoo kale madaxda dhaqanka ee beelahii shirka ku qabsaday buurta Gacan Libaax, ayaa iyana dhankooda...

Hogaamiyaha alShabab oo muuqaal soo saaray

Hogaamiyaha kooxda alShababa ayaa markii ugu horeysay qayb ahaan la arkay, isagoo muuqaal iska soo duubay. Abu Cubayda ayaa la arkay isagoo la hadlaya dagaalyahano...

Kulankii Hargeysa ku dhex maray Taliyihii Ciidanka Booliska Puntland Gen. C/risaaq Maxamuud (Af-gaduud) iyo...

Kulankii Hargeysa ku dhex maray Taliyihii Ciidanka Booliska Puntland Gen. C/risaaq Maxamuud (Af-gaduud) iyo Taliye Fadal: Waxay ahayd dabayaaqadii Sanadkii 2015 kii markii aan ogaaday...

Ayax baa beerahoodii ku habsaday, dawladda Soomaaliyana ciidan bay u dirtay

Warar uu helay telefishankan caalamiga ah ee Saab TV, ayaa sheegay in deegaannada Galmudug uu ku habsaday Ayax, kaasoo saameeyay beero ay dadka deegaanku...

Muqdisho, masuuliyiin xilal laga qaaday iyo qaar la magacaabay

Xukuumadda Soomaaliya, ayaa xilalkii ka qaadday, agaasimayaashii Raadiyow Muqdisho, Wakaaladda Wararka ee Sonna iyo Telefishinka Qaranka; Wasiirka wasaaradda warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa xilka...

”Cabdillaahi Fadal wuxuu ahaa iinsaan wanaagsan oo dalka iyo dadkaba usoo shaqeeyay” Madaxwayne Axmed-siilaanyo

Madaxwaynihii hore ee Somaliland, mudane Axmed Maxamed Maxamuud ''Siilaanyo'', ayaa u duceeyay taliyihii ciidanka booliska Somaliland, mudane Cabdillaahi Fadal Iiman. Madaxwayne Siilaanyo ayaa sidoo kale...

Madaxwayne Farmaajo oo gaadhay Baladwayne, maxaa xilligan kusoo beegay?

Qoraal lagu daabacay barta Facebook ee Villa Somalia ayaa lagu sheegay sidan: ''Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Baladweyne ee...

Maraykanka oo sii daayay muuqaalada dilkii hogaamiyaha Daacish

Dawladda Maraykanka ayaa sii daysay muuqaalada qaabkii loo dilay hogaamiyihii kooxda Daacish, Abubakar alBaqdaadi, oo ciidanka gaarka ah ee Maraykanku ay dileen. Wasaaradda gaashaandhigga ee...