Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland, ayaa bogaadiyay nabadaynta beelaha Ceelafwayn, sidoo kale madaxda dhaqanka ee beelahii shirka ku qabsaday buurta Gacan Libaax, ayaa iyana dhankooda bogaadiyay nabadda labada beelood ee walaalaha ah.

Madaxda xisbiyada WADDANI iyo UCID, ayaa iyana dhankooda sheegay, inay tahay wax lagu farxo nabadda ka dhex dhalatay beelaha walaalaha ah, iyagoo xukuumaddana ku eedeeyay inay ku fashilantay soo afjaridda shaqaaqadii ka dhexaysay beelahan walaalaha ah.

Kala soco Saab TV, wararkii ugu dambeeyay adduunka iyo geyga Soomaalida

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga