Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa Digniin Horleh Kasoo Saartay  fatahaaddo iyo daadad mar kale ku dhufta qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya.

War-Saxafadeedkan oo ay soo Saartay Wasaaradda Maareynta Masiibooyinka dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in roobab lixaad leh la filayo in maanta iyo maalmaha xiga ay ka da’aan meelo ka mid ah Soomaaliya.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga