Shiinaha oo kasoo horjeedsaday shirka G7

Shiinaha ayaa deedafeeyay shirka ka socday deegaanka Cornwall ee koonfurta England, dalka Ingiriiska. Wadamada ku midaysan ururka G7 ama kooxda 7-da ayaa ku shirayay halkaas...

Maar Hore miyay dhacday in xidho amaba la dhimo tirada xujaajta? Saamaynta sannadkan...

Safmarka Coronavirus, wuxuu bedelay dunida, in kabadan 2 Bilyan oo qof ayuu xannibay, dhacdooyinkii ciyaaraha, Muusiggii iyo mededaalladii iyo goobihii dadku kusoo xoomi jireen...

Mudaharaadada Covid-19 lagagasoo hor jeedo oo sii badanaya

Dunida waxa sii kordhaya dadka diidan tallalaka Covid-19 iyo in kahsab lagaga dhigo dadka aan rabin in ay qaataan tallaalkaas. Dawladaha iyo khubarada caafimaadka ayaa...

Madaxweynihii Mali oo is-casilay kadib milatariga oo la wareegay talada

Dibad-baxyo waawayn kadib shacabka Mali waxay u muuqdaan kuwo ku dhaw helida rejo ay muddo naawilayeen. Madaxweyne Ibrahim Keita, hogaamiyihii Mali ayaa is casilay xalay...

Antonio Guterres oo baaq u diray madaxda Soomaalida

Antonio Guterres, xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay wuxuu soo dhaweeyay go’aankii ay shalay gaadheen Aqalka Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya. Afhayeenka Antonio Guterres ayaa sheegay in...

Maxkamada ciidamada Somalia oo xukun ku riday askari dhac geystay

Dable Boliis Maxamed Cabdikariin Cabdullaahi ayaa laga soo qabtay agagaarka jaamacadaha degmada Hodan xilli uu dhac u geysanayay dadka ka soo baxay salaada subax...

Dawladda Soomaaliya ayaa heshiis Deyn-Cafin ah la saxiixatay Dalalka England, Denmark iyo Netherlands.

Warbaahinta ku hadasha afka dawladda Soomaaliya ayaa sheegay in Wasiirka Maaliyadda Dawladda Soomaaliya Dr. Cabdirraxmaan Ducaale Bayle uu saxeexay heshiis deyn-cafin ah oo ay Soomaaliya...

Shirkadaha is-gaadhsiinta Somaliland oo saxeexay heshiis internet-ka ah

Shirkadaha bixiya adeegyada dhanka internet-ka ee Somaliland iyo xukuumadda ayaa maanta heshiis ku kala saxeexday magaalada Hargeysa. Heshiiskan ayaa ahaa mid ay saddexda shirkadood ee...

Gaadhi dul maray dad xusayay ciidda Kirismaska gudaha Maraykanka

Dhimashada 5 qof ayaa la xaqiijiyay iyo dhaawaca 40 kale kadib markii gaadhi uu dhex qaaday dad xusayay Kirismaska gudaha waddanka Maraykanka. Waa gobolka Waukesha ee...

Puntland “oo tallaabo qaadaysa hadii wada hadalka dib loo bilaabi waayo”

Dawlad-goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa mawqi cad kasoo saaray muddo-kordhinta loo sameeyay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo xukuumaddiisa, iyo guud ahaan aaladda siyaasadda iyo...

Kenya oo mar kale doonaysa dib-u-dhigista dacwadda badda

Xogo ay heshay warbaahinta SAAB ayaa tilmaamaya in dawladda Kenya ay ma rkale doonayso in dib loo dhigo ka-gar-naqqa dacwadda baddan ee ka dhaxaysa...

Gantaal aan la ogayn cid riday oo dayaxa ku wajahan

Gantaal aan weli la aqoonsan cid riday ayaa ku wajahan oogada dayaxa sida ay ogaadeen khubarada dayaxa sare. Shirkadda SpaceX ayaa sheegtay in gantaalkaas aanu...

Trump oo ku hanjabay in uu milatariga Maraykanka ooda ka qaadayo

Donald Trump wuxuu ku hanjabay in uu soo fasaxayo milatariga Maraykanka hadii aanay kala go'in rabshadaha dalkiisu. Badhasaabada ayuu u sheegay in uu maamulka...

Musharaxa Xisbiga WADDANI oo ka hadlay Ansixinta Wax-ka-beddelka Xeerarka Doorashooyinka

Musharaxa Jagada Madaxweynaha ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa soo dhaweeyey go’aankii ay Golaha Wakiilladu maanta ku ansixiyeen wax-ka-beddelka...

Raysalwasaaraha Pakistan oo muslimiinta in ay midoobaan ugu baaqay

Imran Khan, raysalwasaaraha Pakistan wuxuu Muslimiinta dunida ugu baaqay in ay u midoobaan Islaam-nacaybka kusoo badanaya caalamka. Raysalwasaaare Khan wuxuu warqad rasmi ah u diray...

Madaxwaynaha Maraykanka oo ku hanjabay inuu joojin doono la macaamilka dalalka la macaamila shirkadda...

Madaxwaynaha dalka Maraykanka Donald Trump, ayaa ku hanjabay inuu gebi ahaanba joojin doono xogaha sirta ah ee uu Maraykanku la wadaago dalalka macaamilka la...

Madaxweynaha Somaliland ayaa Xil-ka-qaadis iyo Magacaabis Sameeyey?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne uu xilka ka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey qaar ka mida Gudoomiyeyaasha iyo...

Qarax goor dhawayd Muqdisho ka dhacay

Is-goyska Taleex ee degmeda Hodan ee magaalada Muqdisho waxa hadda ka dhacay qarax ka dhashay miino lagu aasay wadada dhinaceeda, sida ay noo xaqiijiyeen...

780,000 oo Sanad Walba U Dhinta Siigada Iyo Dhaska Afrika

Wasakhawga hawada ayaa sanad walba dad gaadhaya 780,000 oo qof ku dila gudaha qaaradda Afrika, sida lagu sheegay daraasad cusub oo dhawaan la sameeyay. Hay’adda...

Raysal-wasaaraha Ingiriiska oo markii ugu horraysay shacabka la hadlay tan iyo intii uu bogsaday,...

Raysal-wasaaraha dalka Ingriiska Boris Johnson, ayaa ka digay khafiifin dhow oo lagu sameeyo xayiraadaha xanuunka Coronavirus ee dalkaasi mar uu hadlayay goor dhawayd oo...