Is-goyska Taleex ee degmeda Hodan ee magaalada Muqdisho waxa hadda ka dhacay qarax ka dhashay miino lagu aasay wadada dhinaceeda, sida ay noo xaqiijiyeen ilo kala duwan.

Goobta uu qaraxu ka dhacay waxa marayay xildhibaan ka tirsan baarlamanka Soomaaliya, walina macada in la beegsanayay xildhibaanka iyo inkale. Darawalka gaadhiga ayaa ku dhaawacmay qaraxa.

Ma jiro war kale oo illaa hadda kasoo baxay goobta, xili aanay wali ka hadal laamaha ammaanka ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga