Dhimashada 5 qof ayaa la xaqiijiyay iyo dhaawaca 40 kale kadib markii gaadhi uu dhex qaaday dad xusayay Kirismaska gudaha waddanka Maraykanka.

Waa gobolka Waukesha ee goblka Wisconsin, halkaas oo galabnimadii Axadda uu gaadhigu dul amray dad abdan oo caruur, haween iyo ragba lahaa.

Boolsika ayaa sheegay in aanay weli xaqiijin waxa sababay isla markaana ay baadhayaan in dhacdadani ay la xidhiidho argagixiso.

WIXII KASOO KORDHA KALA SOCO SAABTV.COM

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga