Beesha caalamka oo walaac ka muujisay xaaladda Gedo

Beesha caalamka ee danaysa arimaha Soomaaliya ayaa walaac ballaadhan ka muujisay xaaladda gobolka Gedo oo maalmihii lasoo dhaafay ay ku dgaaalameen ciidamada dawladda federaalka...

Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Taiwan U Fadhiya Hargeysa?

''Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka safaaradda Dalka Taiwan ku leeyahay Jamhuuriyadda Somaliland, Ambassador Allen C. Lou...

WADDANI oo xubno cusub kusoo daray hogaanka xisbiga

Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa xubno cusub maanta ku ansixiyay shirwaynaha golaha dhexe ee xisbiga oo ka socda magaalada Burco. Xubnahana ayaa ku...

Virus-ka Shiinaha oo wada gaadhay dhammaaan gobolada dalkaas

Caabuqa dhawaan ka dilaacay waddanka Shiinaha ayaa wada gaadhay dhammaan gobolada waddanka Shiinaha, iyadoo hadda lagusoo waramayo in kiisaska laga wada helay gobolada oo...

Maxkamad Ku Taala Dalka Uk Oo Muwaadin Somaaliyeed Ku Xukuntay 8-Sano Oo Xadhiga

Maxkamad Ku Taalla Dalka Britain Ayaa Shaacisay In Xukun Lagu Riday Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Eedeeyay In Uu Ku Biirayay Kooxda Daacish, Muwaadinka Soomaaliyeed Oo...

Wasiirka Gashaadhiga Somalia Oo Shaaciyay Inuu U Tartamayo Gudoomiyaha Golaha Shacabka

Wasiirka Gashaadhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Ayaa Ku Dhaawaaqay In Uu Yahay Musharax U Taagan Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Guddoomiyihii Golaha Shacabka...

Sudan oo Itoobiya kala wareegtay deegaano xadka ku yaala

Sudan waxay deegaano kala wareegtay ciidamada Itoobiya ee xadka u dhaxeeya labada waddan, sida uu sheegay wasiirka warfaafinta ee Sudan oo u waramay wakaalada...

Shacabka Dalka Nigeria oo Dooranaya Madaxwaynihii Hogaamin Lahaa Afarta Sanno ee soo Socda.

Shacabka Dalka Nigeria ayaa saaka u dareeray goobaaha codbiixnta, si ay usoo doortaan madxweynaha Hogaamin doona Afarta sanno ee soo socda. Illaa 120-Kun oo...

Dulimaadyadda Dalka Belgiumka oo Maalintii Labaad Xaniban.

Duulimaadyada Diyaaradaha ee gala ama ka baxa dalka Belgium ayaa la joojiyay hal maalin, kadib shaqo joojin ay sameeyeen Qaar ka mid ah shaqaalaha...

Japan: Kumanaan Qof oo Guryahoodii Lagu Celiyey 8-Sanno Kadib.

Dawladda japan ayaa qayb ahaan fasaday degitaanka mid ka mid ah labadii magaalo ee snadkii 2011-kii ay ka dhacday sunaamidu. Sunaamida ayaa wax yeelaysay...

Ciidamadda Sirdoonka Soomaaliya oo Sheegay inay Qabten Sarkaal Ka Tirsan Alshabaab.

Qoraal ka soo baxay taliska sirdoonka Soomaaliya ee Nisa ayaa lagu sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen ciidamada amaanka magaalada muqdisho sarkaal dhanka...

Illaa 8 Qof Oo Shacab ah ayaa Ku Dhintay Duqayn ay Ciidamada Suuriya Fuliyeen.

Ugu yaraan 8 qof oo raiyd ah ayaa lagu dilay halka dad kalana ay ku dhaawacmeen duqayn ay gaysteen ciidamada dawladda suuriya. Duqaynta ayaa ka...

Jabuuti iyo Kenya oo maanta ku kala baxaya kursiga Golaha Ammaanka.

Jabuuti iyo Kenya waxay si adag ugu loolamayaan kursi aan joogto ahayn oo ka banaan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaas oo dal Afrikaan...

Wararkii Ugu akhriska badnaa