ISARAEL OO DHUL CUSUB KA QABSANAYSA FALASTIIN

Raysalwasaaraha Yuhuudda, Benjamin Netenyahu, ayaa balanqaaday in uu qabsan doono dooxada Urdun ee dhulka Falastiiniyiinta, hadii uu mar kale ku guulaysto doorashada dhawaan la...

SOOMAALIYA OO WAREEJISAY SHIR GUDOONKA JAAMACADDA CARABTA

Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa shir gudoonka ururka jaamacadda carabta si rasmi ah ugu warejisiay dawladda Ciraaq. Wasiirka arimaha dibadda Ciraaq ayaa dhigiisa Soomaaliya, Axmed Ciise...

Maxay Shiinisku u tagaan Afrika , Maxay Afrkaanku u tagayan Shiina

Siyaasada Shiinaha Go out oo la fuliyay sannadkii 1999, ayaa keentay in Afrika  loo diro shaqaalaha shirkaddaha dawladda , waxaana la raaciyey lacag maalgelin...

Shacabka Soomaaliyeed Oo baraha bulshada ku faafinaya sawirrada ciyaartoyga Soomaaliya

Goor dhow waxay ciyaar aad loo wada sugayaa dhex mari doontaa xulalka qaranka Soomaaliya iyo Zimbabwe, dadwaynaha Soomaaliyeed ayaa baraha bulshada aad ugu baahinaya...

Wasiirka dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya, oo si toos ah ula hadashay ciyaartooyada Soomaaliya ee...

Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa si toos ah ula sii hadashay ciyaaryahannada Soomaaliya ee ku sugan magaalada Harare ee caasimadda...

Madaxwayne Muuse Biixi Ayaa Billado iyo shahaadooyin sharaf guddoonsiiyay qaar kamid ah ciidanka qaranka

Warsaxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Somaliland ayaa lagu yidhi sidan: Madaxweynaha JSL Oo Billado Iyo Shahaado-sharafeed Guddoonsiiyey Saraakiil Katirsan Ciidanka Qaranka Oo Guulo Kasoo Hooyey Kulliyad...

Soomaali Zimbabwe u tegaya si ay usoo taageeraan xulka qaranka Soomaaliya

Ciyaartooyada kubadda cagta Soomaaliya, ayaa guul layaab leh kasoo hooyay kulan ciyaareedkii dhex maray iyaga iyo kuwa dalka kuyaal koonfurta Afrika ee Zimbabwe, ciyaarta...

DHAQAALAHA SOOMAALIYA OO KOR U SOCDA.

Bangiga Adduunka ayaa warbixin cusub kasoo saaray dhaqaalaha Soomaaliya, isagoo tilmaamay in uu jiro kor u kac ku yimi dhaqaalaha waddanka sanadihii lasoo dhaafay. Warbixinta...

SHIINAHA AYAA DIGNIIN UU DIRAY MARAKIIBTA DAGAALKA EE UK

Dawlada Shiinaha  ayaa uga digtay markab nooca dagaalka ah oo ay leedahay dawlada Ingriisku in uu soo galo biyaha bada koonfurta shiinaha Isla markaana waxaa...

UJEEDADA SAFARKA KHAYRE EE XUDUR

Magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool waxa saaka kusii jeeda Ra’iisul wasaaraha dawladda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre. Waxaana wehelinaya xunbo ka tirsan golaha...

ABAAR XOOGAN AYAA KU DHUFATAY KONFURTA DALKA SOMALIYA

Abaar  aad uu daran ayaa ku dhuftay  deegano badan oo  dhaca konfurta somaliya , abaartan ayaa sameeyn baladhan ku yeelatay dad iyo duunyaba  isla...

Wasaaradda Deegaanka Somaliland Oo Ka Jawaabtay cabasho ka timi shirkad

Agaasimaha guud ee Wasaaradda deegaanka Somaliland, Dr. Cabdirisaaq Jaamac Nuur, ayaa ka jawaabay Cabasho ka soo yeedhay shirkadda Asli Maydi, cabashadaas oo la xidhiidhay...

Madaxwaynaha Somaliland oo qaabilay safiirka dawladda Ingiriiska

Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska afhayeenka madaxtooyada Somaliland ayaa u dhignayd sidan: WAR-SAXAAFADEED: 09 /09/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Ingiriiska U Qaabilsan Dalalka...

Xukuumadda Somaliland, ayaa go’aamisay in TV-yada Somaliland ka hawl gala warka Soomaaliya dib u...

Warsaxaafadeed kasoo baxay, wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa lagu sheegay in kulan maanta ka dhacay xafiiska wasiirka wasaaraddaas, lagu gorfeeyay, sidii...

KHASAARAHA QARAX KA DHACAY MUQDISHO

Mid ka mid ah saraakiisha ciidanka Soomaaliya ayaa ku dhaawacmay qaraxii maanta ka dhacay magaalada muqdisho. Jeneraal Maxamed Dhoore ayaa gaadhigiisa oo nooca surf ahaa...

NIN ISAGA OO NOOL JIDHKIISA LAKALA JARJARAY SI LOO BADBAADIYO

Alex Lewis, wuxuu ahaa nin caafimaad qaba oo ay dhamays yihiin dhammaan xubnaha jidhkiisu, wuxuu aad u jeclaa ilmihiisa yar iyo xaaskiisa. Maalin maalmaha kamid...

XULKA QARANKA SOOMAALIYA OO HARARE KA DEGAY

Xulka qaranka dalka Soomaaliya ayaa ka degay magaalada Harare ee waddanka Zimbabwe, iyadoo la filayo in ay halkaas kula dheelaan xulka Zimbabwe. Soomaaliya ayaa guul...

ALSHABAB OO JOOJISAY DHISMAHA STADIUM MUQDISHO

Sida uu baahiyay talafishanka afka Soomaaliga ku hadla ee Universal, amar kasoo baxay kooxda alShabab ayaa lagu joojiyay dayac-tirkii garoonka Stadium Muqdisho. Al-shabaab ayaa la...

Xisbiyadda mucaaradka somaliland oo soo saaray War-Saxaafadeed ay kaga hadlayaan doorashooyinka

Xisbiyadda mucaaradka ah ee somaliland ayaa maanta waxa ay kulan ku yeesheen magaaladda hargaysa kulankan oo ahmiyadiisu ahayd sidii ay xisbiyadda mucaaradka ahi uga...

Talaabo Noocee ah ayaa Laga Qaaday Wariyihii Soo Diyaarisay Barnaamijkii Ka Baxay Horyaal TV

Maamulka Wargeyska Dawan oo ku hadla afka dawladda ayaa shaqadii ka joojiyay Wariye Sagal Cabdiraxmaan. Arrintan ayaa ka danbaysay ka dib markii ay Wariye Sagal...