Abaar  aad uu daran ayaa ku dhuftay  deegano badan oo  dhaca konfurta somaliya , abaartan ayaa sameeyn baladhan ku yeelatay dad iyo duunyaba  isla markaana  dad badan oo xoolo  dhaqaato ah ayaa wajahayaa  xalado noololed oo aad uu adag

ma jirto ila hataan cid gargaaar rasmi ah gadhsiisay deeganda  ay abaartu haleeshay

konfurta somaliya waxaa ay ka mid  tahay meelaha ay uruka alshabab wali awooda badan ku leeyihiin, taasoo caqaabad ku  ah  in hayadahaa calamiga ahi ay si rasmi ah uga hawl gali karaan deeganadaasi

Abaarahan  ayaa sidoo kale ka jira deegaano kale oo ka mid ah Soomaaliya, sida ay dhawaan sheegeen mas’uulyiin ka tirsan Urur Gobboleedka IGAD oo magalada Nairobi  ku yeeshay kulan lagu falanqeynaayey saameynta ay abaaruhu ku yeshen bariga Africa

Isla markaana waxaa ay shaca ka qaaden  in 2 million oo qof oo ku nool Soomaaliya ay wajahayaan xaalado nololeed oo aad uu adag

 

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga